-
“Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye Waan U Tartamayaa ..” Siyaasi Jaamac Shabeel”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye Waan U Tartamayaa .." Siyaasi Jaamac Shabeel"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jV-dWI_GlZ0
Berberatoday.com...
Wednesday, August 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera Oo Markii Uhoreysa Warbaahinta La Hadlay Balan Qaad Culus-na Sameeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mareeyaha Cusub Ee Haamaha Shidaalka Berbera Oo Markii Uhoreysa Warbaahinta La Hadlay Balan Qaad Culus-na Sameeyey
https://youtu.be/FowHK5Ms2vQ
Berberat...
Wednesday, August 22, 2018
-
Raisul Wasaaraha Dawlada Itoobiya Oo Amray In Lasoo Xidho Madaxii Hore Ee Sirdoonka Itoobiya Iyo Danbiga Loo Haysto
Addis Ababa(Berberatoday.com0-Getachew Assefa wuxuu ahaa madaxii ugu sareeyay hay’adda sirdoonka Itoobiya, waxaa amar lagu bixiyay in la soo xidho isaga oo ku eedeysan in uu galay danbi-yo kala duwan muddadii uu xilka hayay.
...
Wednesday, August 22, 2018
-
Axmed Yuusuf Yasin Oo Sheegay In Laga Diiday In Arinka Jabhadaynta Ee Caare Lagu Xalilo Ceel Afweyn
Haregeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihi ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley jabhada uu Taliye Caare ku dhawaaqey
Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in arinta car...
Wednesday, August 22, 2018
-
Madaxweyne Donald Trump Oo Ka Xumaaday Dambiga Lagu Helay Madaxii Ololaha Doorashadiisa Mr Manafort
New York(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka niyad xun dambi lagu helay madaxii hore ee ololihiisii doorashada, Paul Manafort, kaas oo la kulmi kara xarig tobanaan sano gaaraya.
“Waa wax laga murugoodo wa...
Wednesday, August 22, 2018
-
“Marka Siyaasadda Gudaha La Saxo Ayey Ta Debedduna Saxmaysaa..” Cabdillaahi Daamur”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdillaahi Axmed Maxamed “Cabdillaahi-Daamur” oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sheegay in siyaasadda arrimaha dibedda Somaliland la sixi karo marka ta gudaha la saxo...
Wednesday, August 22, 2018
-
Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar Iyo Suldaan Dhawal Oo Ka Hadley Xaalada Jigjiga
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul beledka magaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar iyo Suldaan Dhawal ayaa waxa ay si adag uga hadleen xaalada dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo dagaalada u dhexeeya Soomaalida ...
Wednesday, August 22, 2018
-
Ganacsiyo Layaab Leh Oo Hargeysa Laga Daah Furay Iyo Waxkasta Oo Aad Dalbato Oo Gurigaaga Laguugu Keenayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsiyo Layaab Leh Oo Hargeysa Laga Daah Furay Iyo Waxkasta Oo Aad Dalbato Oo Gurigaaga Laguugu Keenayo
https://youtu.be/yoJIp1bKySc?t=146
Berberatoday.com...
Wednesday, August 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Siyaasiga Siciid Sulub Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadley Jabhada Taliye Caare
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley Jabhada uu ku dhawaaqey taliye Caare waxaana uu sheegay in Jabhadaasi ay tahay inamo Cadhoodey , waxana taba...
Tuesday, August 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Shucuubta Islaamka Iyo Shacabka Somalilandba Hambalyo Ciida La Xidhiidha Udiray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Shucuubta Islaamka Iyo Shacabka Somalilandba Hambalyo Ciida La Xidhiidha Udiray
https://youtu.be/0ddTup3KACw
Berberatoday.com...
Tuesday, August 21, 2018
« Previous Page — Next Page »