|
Warar
-
Hindiya: Neef Adhi Ah Oo Xabsiga Loo Taxaabay Oo Lagu Eedeeyay Inay Daaqday Beer Garsoore Lahaa
India(Berberatoday.com)-Ri ayaa lagu eedeeyay inay dhawr jeer ku noqotay fal-dambiyeedkan eeddiisa lagu xidhay. Ridan oo magaceeda la yidhaahdo Babli, waxa iska leh Abdul Xasan.
Waxaana Mr Abdul iyo ridiisa ba lagu eedeeyay fal...
Sunday, August 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sulaadiinta,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Madhibaan Ee Gabooye Oo Ugu Hanjabay Beelaha Kale Ee Somaliland Iyo Xukumada Muuse Biixi-ba Inay Ladagaalami Doonaan Soona Jabhadayn Doonaa Iyagoo Dulmi Ka Cabanaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan Beelaha Gabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan .
Sido...
Sunday, August 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Hortiisa Oo Maanta Lagu Dhaariyey Gudida Cusub Ee Xuquuqal Insanka Somaliland+Sawiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubnaha Guddida Heer Qaran ee Xuquuqal Insaanka qaranka, ayaa maanta si rasmi ah loo mariyey dhaarta dastuuriga ah, waxaana madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aada...
Sunday, August 12, 2018
-
Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Ethiopia U Dhisaysa Dhuun Saliida Uga Soo Qaada Dekeda Asab Ee Dalka Eretria
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay bilaabi doonto Dhuun Saliida Ka soo qaada Dekeda Asab ee wadanka Eritrea, taas oo keeni doontaMagaaladda Addis Ababa.
Sida ay ku warantay warbaahint...
Saturday, August 11, 2018
-
Daawo Oo Dib Uxasuuso Sadex Sano Ka Hor Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Dhibaatada Dhaqaale Ee Laga Dhaxli Karo Hadii Shirkado Gaar Loo Leeyahay Lagu Wareejiyo Haamaha Shiidaalka Berbera Iyo Qiimeyn Uu Ku Sameeyay Dhaqaalaha ay Ku Fadhiyaan Haamuhu
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Oo Dib Uxasuuso Sadex Sano Ka Hor Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Dhibaatada Dhaqaale Ee Laga Dhaxli Karo Hadii Shirkado Gaar Loo Leeyahay Lagu Wareejiyo Haamaha Shiidaal...
Saturday, August 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Warsaxaafadeedkii Uu Madaxweyne Muuuse Biixi Cabdi Ku Laalay Heshiisyadii Xukumadii Siilaanyo Sifaha Khaladan Ku Siisay Shirkado Iyo Shaqsiyaad Gaar Loo Naasnuujinaayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Warsaxaafadeedkii Uu Madaxweyne Muuuse Biixi Cabdi Ku Laalay Heshiisyadii Xukumadii Siilaanyo Sifaha Khaladan Ku Siisay Shirkado Iyo Shaqsiyaad Gaar Loo Naasnuujinaayay
https://youtu.be...
Saturday, August 11, 2018
-
Xaalada Cisbitalka Magaalada Jigjiga Oo Laga Deyrinaayo Iyo Sababta Keentay
Addis Ababa(Berberatoday.com0-Magaalada Jigjiga waxaa gelinkii dambe ee Arbacadii soo gaadhay koox dhakhaatiir ah oo ka kooban ilaa iyo dhowr iyo toban dhakhtar, kuwaasoo qaba takhasusyo kala duwan.
Waxaa socdaalka ku wehli...
Saturday, August 11, 2018
-
Madaxda Baanka Iyo Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Hadashay Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Iyo Sarrifka Dollarka
Hargeysa(Berberatoday.com0-)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay dhoofka Xoolaha, sicir bararka, is bedelka ku yimid qiimaha sarifka iyo meeshacada wali qaaliga ah.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Maxamed Xasan Saajin iyoÂ...
Saturday, August 11, 2018
-
War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Haamihii Keydka Shiidaalka Berbera Gacanta Dawlada Kusoo Celiyay Laalayna Heshiisyo Xukumadii Siilanyo Shirkado Iyo Shaqsiyaad Gaar Ah Ku Naasnuujin Jirtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-178/082018, uu maanta ku shaaciyey in xukuumaddu La-wareegidda Hantida Dawlad...
Saturday, August 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Nairobi Kulan Kula Yeeshay Baanka Aduunka Iyo Arinta Ay Ka Wada Hadleen
Nairobi(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Nairobi Kulan Kula Yeeshay Baanka Aduunka Iyo Arinta Ay Ka Wada Hadleen
https://youtu.be/nMmAjeFWWQg
Be...
Saturday, August 11, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|