-
Imaaraadka Iyo Ethiopia Oo Galay Heshiis Caqabad Ku Noqon Doona Jabuuti Iyo Nooca Uu Yahay Heshiisku?
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra'isul wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa qalinka ku duugay heshiis dhigaaya in dalkiisa xarun looga dhigo dhuun shidaal oo la doonaayo in laga soo talaalo Dekadda Casab ee dalka Eritrea.
...
Saturday, August 11, 2018
-
Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Safaro Kala Duwan Ku Tagay Kenya Iyo Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland UCID iyo Waddani Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa safaro kala duwan ku jooga dalalka Kenya iyo Itoobiya.
Cirro iyo Faysal oo a...
Saturday, August 11, 2018
-
Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Wakiilada Oo Soo Bandhigay Cadaymaha Musuqmaasuq Ay Ku Eedeeyeen Wasiirkii Hore Ee Hawlaha Guud Iyo Madmadowga Dul Hogganaya Shirkado
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Ilaalinta Hantida qaranka ee Golaha Wakiilada, ayaa soo bandhigay madow badan oo musuqmaasuq oo dul hogganaaya wasiirkii hore ee hawlaha guud Cali Xasan Maxamed iyo shirkadda Barako Construct...
Saturday, August 11, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xaaladda Magaladda Jigjiga Oo Waji Cusub Yeelatay
Jigjiga(Berberatoday.com)-xaalada magaaladsa caasimada u ah dawlada deegaanka Somaliland itoobiya oo maalmihii udanbeeyay xaalad qalalaase ka jirtay ayaa xaalada cusub gashay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta
https...
Friday, August 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Deegaanka Lafa Ruug Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Gadooday Bixinta Buuro Deegaamadaas Kuyaala Oo Xukumadu Soo Siisay Ninka Lagu Magacaabo Cabdirisaaq Cumaani oo Xukumadaha Kulmiye Gacan Saar La Leh
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacabka Deegaanka Lafa Ruug Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Gadooday Bixinta Buuro Deegaamadaas Kuyaala Oo Xukumadu Soo Siisay Ninka Lagu Magacaabo Cabdirisaaq Cumaani oo Xukumadaha Kulmiye Gacan ...
Friday, August 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faallo Qiimo Badan Ka Bixiiyay Mihiimada Suugaantu Uleedahay Somalida
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka qayb galay madal lagu soo bandhigayay suugaan ayaa waxa uu si qoto dheer uga sheekeeyay mihiimada ay leedahay Suugaantu, Waxaanu madasha ku soo bandhigay gabay aad uga...
Friday, August 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Ka Jawaabay Sun La Sheegay In Lagu Aasay Barxada Dekeda Berbera DP Worldna Ka Difaacay Eedo Loo Jeediyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi Oo Ka Jawaabay Sun La Sheegay In Lagu Aasay Barxada Dekeda Berbera DP Worldna Ka Difaacay Eedo Loo Jeediyay
https://youtu.b...
Friday, August 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Doodii Jimcaha Ee BBC-da Oo Lagu Faaqiday Isbedelka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Doodii Jimcaha BBC-da ee maanta ayaa waxaa lagu faaqiday Isbedelka ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, dagaalada dhexmara qoomiyadaha kala duwan ee ku nool dalka Itoobiya iyo Saamaynta ay ku ...
Friday, August 10, 2018
-
Madaxweyne Donald Trump Sodogii Iyo Sodohdii Oo Dhalashada Maraykanka Qaatay
New York(Berberatoday.com)-Madaxweyne Donald Trump sodohdii iyo sodogii ayaa noqday muwaadiniin Maraykan ah iyaga oo loo sameeyay xaflad gaar ah.
Viktor iyo Amalija Knavs oo ah waalidka Melania oo ah xaaska Trump ayaa asal ahaan ...
Friday, August 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuul Katirsanaa Shaqalaaha Madaxtooyada Somaliland Oo Iscasilay Iyo Madaxtooyada Uu Ku Tilmaamay Meel Cid Gaar Ahi Kataliso Oo Aan Fikirada Lakala Dhagaysan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuul Katirsanaa Shaqalaaha Madaxtooyada Somaliland Oo Iscasilay Iyo Madaxtooyada Uu Ku Tilmaamay Meel Cid Gaar Ahi Kataliso Oo Aan Fikirada Lakala Dhagaysan
https://youtu.be/y6ePx8xFA...
Friday, August 10, 2018
« Previous Page — Next Page »