Israa’iil Oo Qaza Ku Qaadday Duqeymo Ay Dad Badani Ku Dhinteen
Qasa(Berberatoday.com)-Saddex qof oo Falastiiniyiin ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu dilay weerraro cirka ah oo xiriir ah oo ay Israa’iil ku ekaysay Marinka Qaza, kaddib markii dagaalyahanno halkaas ku sugan ay koon...