|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Saluugay Qodobo Ka Mid Ah Go,aamada Shirka Nabadeynta Ceel Afweyn Laga Soo Saaray
Ceel Afweyn(Berberatoday.com0-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka qeyb madashii lagu shaacinaayey go,aamadii shirkii nabadeynta ceel Afweyn ayaa madasha hadal ka jeediyey
Gudoomiye Fay...
Wednesday, August 1, 2018
-
Wax Iibsiga Maalinta Doobabka Ee Dalka Shiinaha Oo Gaadha $38 Bilyan Iyo Hay’adaha Nadaafadda Oo Ka Cabanaya Korodhka Qashinka Ee Maalintan
Beijing(Berberatoday.com)-Maalinta doobabka ee dalka Shiinuhu waa maalin u gaar ah xuska dadka dalkaas ee aan weli guursan rag iyo dumarba. Xuska maalintan awgeed waxa ay suuqyadu sameeyaan qiimo dhimis weyn, gaar ahaan wax ii...
Wednesday, August 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Go,aamadii Laga Soosaaray Shirkii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Lagu Dhawaaqey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudidii Nabadeynta Dagaaladii labada Beelood ku dhex maray dhawrka jeerka deeganka Ceel Afweyn ayaa waxaa ay maanta si rasmi ugu dhawaqeengo,aamadii ay ka soo saareen dagaalkaasi .
Halkan Hoose Ka Da...
Wednesday, August 1, 2018
-
Go,aamadii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Goor Dhaw Lagu Dhawaaqaayo , Faysal , Ciro Iyo Saylici Oo Hadlo Ka Jeediyay+Daawo Sawiro
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaw la filayaa in si rasmi ah gudidii culimadu ay ugu dhawaaqdo go,aamadii ay ka soo saareen xalintii dagaalkii labada beelood ku dhex maaray deegaankaasi .
Gunaanadka g...
Wednesday, August 1, 2018
-
Musuqmaasuqii Dhacay 2016 : Wadarta Lacagta La Lunsaday, Masuuliyiinta La Magacaabay Oo Ay Ka Mid Yihiin Cali Marreexaan, Axmed Xaaji Daahir Iyo Shirkado
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Somaliland ayaa soo bandhigtay natiijada baadhitaanno ay ku sameeyeen lunsiga hantida qaranka, gaar ahaan halka ay ku dambeeyeen khara...
Wednesday, August 1, 2018
-
Taawarada Isgaadhsiinta Ee Xaafada Magaalooyinka Somaliland Ka Dhex Taagan Iyo Tilifoonada Gacanta Ee Tirada Beelay Dhibaato Intee Leeg Bay Kuhayaan Bulshada Somaliland”Cilmi Baadhis Rasmiya
Hargeysa(Berberatoday.com)- Tirada taleefannada gacanta ayaa si degdeg ah u kordhay. Waxay ka dhigan tahay in dadku ay samaynayaan wicitaano badan oo badan oo u diraya mowjado raadiye dheeraad ah jawiga.
Dhammaanteen waan ognah...
Wednesday, August 1, 2018
-
Wasiir Kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Somaliland Yurub Abiib Oo Sheegtay Inaanay Jirin Cashuur Gobol Leeyahay Oo Gobol Kale Lagu Naasnuujiyaa Iyada Oo Daba Socota Hadalkii Maayar Muraadka Burco
Burco(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in maayirka Burco si toos ah uga horyimi Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.Yurub Abiib, oo ah wasiir ku-xigeenka Xannaanada xoolaha Somaliland Iyo Kaluumaysiga ayaa...
Wednesday, August 1, 2018
-
Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Qaatey Go,aan Ka Dhan Ah Wararka Madtooyada Iyo Xukumada Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa(Berberatoday.com0-War soo gaadhay Warbaahinta madaxa banaan ayaa sheegaya in telefishanada madaxa banaan ee Somaliland ka hawl galaa ay go,aansadeen in aaney qaadanin wararka Madaxweyne Muuse Biixi ee ka soo baxa xarunt...
Wednesday, August 1, 2018
-
Agaasimihi Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Ee Xilka Laga Qaaday Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimihii wasaarada warfaafinta ee uu madaxweyne Muuse Biixi maanta xilka ka qaadey ayaa waxaa uu ka Hadley xil ka qaadistiisa lagu sameeyey waxaana uu qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook .
...
Wednesday, August 1, 2018
-
Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Iyo Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ku Dhaliilay Cunaqabatayn Dhinaca Wararka Madaxtooyada Ah Oo Lagu Hayo Warbaahinta Madaxa Banaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur Saxafiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto iyo Gudoomiyaha Hay”adda Xuquuqal Iinsanka Guuleed Axmed Jaamac “Dafac” ayaa waxa ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi k...
Tuesday, July 31, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|