Itoobiya Oo Shidaal Deyn Ah Ka Dalbatay Dawladda Sucuudiga
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxa xafiiska ra’isulwasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Routers u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo food saartay ay Sacuudi Carabiya k...