Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Oo Laga Dareemayo Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
Laascanod(Berberatoday.com)-Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ee goblka Sool oo ay maalmihii u danbaysay dagaal ku dhexmaray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul Goboleedka Somaliyeed E...