Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Badda Japan oo La La’yahay Nolol Iyo Geeri
Hal askari oo ka tirsan ciidamada badda Japan ayaa dhintay todobo kalena waa la la’yahay ka dib markii labo diyaaradood oo helikobter ah ay burbureen xilli habeenimo ah oo howlo dhoolatus ah ay ka sameynayeen badweynta Pacific-g...