-
Ciidmada Booliska Somaliland oo War Kasoo Xadhiga Fanaanada Ugbaad Aragsan
Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysan Ugbaad Maxamuud Cabdi , taasi oo dhawaanahan baraha bulshada ku faafinaasay dhaqamo xunxun kuwaasi oo kasoo horjeeda Diinteenna suubban iyo dhaqankeenna wanaagsan.
Ci...
Wednesday, April 17, 2024
-
“Mucaaradka Muuse Biixi Ka Baqanaya Ayaa Yidhaahda Murashax Maaha”Masuul Uhadlay Xisbiga Kulmiye”Daawo Muuqaal
"Mucaaradka Muuse Biixi Ka Baqanaya Ayaa Yidhaahda Murashax Maaha"Masuul Uhadlay Xisbiga Kulmiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/g5J-wyY5Rzo
&nbs...
Wednesday, April 17, 2024
-
“Dalka Waxa Ka Go’day Irbaddi Macaanka”Xildhibaan Walhad oo Kamida Gudida Arimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
"Dalka Waxa Ka Go'day Irbaddi Macaanka"Xildhibaan Walhad oo Kamida Gudida Arimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CEk0xxBbv14
...
Wednesday, April 17, 2024
-
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
Maayarka Caasimada Oo Digniin Culus Udiray Dadka Ku Ganacsatada Agagaarka Wadada Suuqa Waaheen!
...
Wednesday, April 17, 2024
-
Jabuuti Iyo Kenya Oo Wada Hadalo Qarsoodi Ah Ubilaabaya Xasan Sheekh Iyo Abiy Ahmed oo Dadaalo Lagu Heshiisinayo La Wado”Daawo Muuqaal
Jabuuti Iyo Kenya Oo Wada Hadalo Qarsoodi Ah Ubilaabaya Xasan Sheekh Iyo Abiy Ahmed oo Dadaalo Lagu Heshiisinayo La Wado"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/emtGn9BhV4U
...
Tuesday, April 16, 2024
-
Shirkado Badan oo Joojiyey Duullimaadyadii Bariga Dhexe Cabsida Iran Laga Qabo Darteed
Dalal badan oo ku yaalla Bariga dhexe, ayaa si ku-meel-gaadh ah u xidhay Hawadooda, ka dib weerarkii ay Iran xalay ku qaadday Israa’iil, waxaana la hakiyey duulimaadyo badan, halka kuwii Hawada ku soo jirayna loo l...
Tuesday, April 16, 2024
-
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii La Wareegay
Wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada oo loo badalay wasaarad kale
Waxaana masuuliyiinta xilka ukala wareejiyay wasiirka w...
Tuesday, April 16, 2024
-
Wasiir Ku-xigeenka Khaarajiga Jsl Oo Ku Diirsatay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee la Gudoon Siiyay Dr. Edna Aadan
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Rooda Jaamac Cilmi ayaa bogaadisay Drs. Edna Aadan oo la gudoon siiyay abaalmarinta caalamiga ah ee Templeton Prize oo ay ku g...
Tuesday, April 16, 2024
-
Madaxweyne Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Borama Iyo Dila”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Borama Iyo Dila"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/MQnuJFUy5G8
https://youtu.be/oS6GxsVtEPI
...
Tuesday, April 16, 2024
-
Isbadelka Cimilada Aduunka Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Qaarkamid ah Gobolada Somaliland!
Isbadalka Cimilada Aduunka Ayaa saamayn wayn ku yeeshay badi gobolada Somaliland kuwaasi oo uu isbadalay heer kulkoogu islamarkaa aad ukululaaday.
...
Tuesday, April 16, 2024
« Previous Page — Next Page »