Warar
-
Masar oo Dib Ufurtay Marinka Muhiimka Ah ee Rafax ee Qaza Kadib Sanado La Xidhay Iyo Sababta Loo Furay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Masar oo Dib Ufurtay Marinka Muhiimka Ah ee Rafax ee Qaza Kadib Sanado La Xidhay Iyo Sababta Loo Furay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/cKQQN59Ze8w
...
Tuesday, October 17, 2023
-
“Degmo Cidna Maamul Uma Aqoonsanayso, Shiinuhu Dagaalka Laascaanood Gacan Buu Kulahaa…”Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
"Degmo Cidna Maamul Uma Aqoonsanayso, Shiinuhu Dagaalka Laascaanood Gacan Buu Kulahaa..."Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qkR1b3tq6NI
&...
Tuesday, October 17, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Damaca Itoobiya Ee Dekeda Saylac
Wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa markii uhoreeyay damaca kasoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya ee dekeda saylac isagoo sheegay in masiirka dekeda saylac ay goyn karto oo kaliya dawlada somaliland waxaana sidaasi ku sheegay ...
Tuesday, October 17, 2023
-
Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay Ay Kala Kulmeen”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay Ay Kala Kulmeen"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ZaPIJXjRQNg
...
Tuesday, October 17, 2023
-
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Si Dadban Ugu Jawaabay Dadka Usacaba Tumaya Damaca Raysalwasaare Abiye Ee Dekeda Saylac. “Daawo Muuqaal
“Aqoontaada Oo Gaaban , Aamus Baa Lagu kabaa”Xil. Cabdikariim Maxamed
Dekeda Saylac waa Dekeda 2aad ee Jamhuuriyadda Somaliland , waana Deked taariikhiiya oo ku taal goob Istaraatiiji ah, waxaanay u taagan tahay mid kamida ...
Tuesday, October 17, 2023
-
“Anigu Khudbadaa Madaxwaynaha, Waan Layaabay, Waxaa Looga Fadhiyay In Uu Ka Hadlo, Wixii Ciidamada Looga Soo Saaray Gooja Cade Iyo Siyaasadii Ciidanka Jabisay”Profesor Cabdi Cali“Daawo Muuqaal
“Bil Iyo Dheeraad Intuu Iska Aamusnaado,May Ahayn Shir Dhaqaalaha Lagaga Hadlayay, Intuu Kasoo Dhex Muuqdo, Inuu Waxyaabahaa Inooga Sheekeeyo ”Prof Cabdi Cali.
Prof Cabdi Cali Jaamac oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland...
Tuesday, October 17, 2023
-
Culimada Somaliland Oo Soo Saaray Bayaan Lagu Taageerayo Falastiin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimo awdiinta somaliland oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa soo saaray bayaan lagu taageerayo muslimiinta falastiin ee dagaalka kula jira israa,iil.
...
Tuesday, October 17, 2023
-
Wasaarada Horumarinta Beeraha oo Beerbera Ku Samaysay Munaasibada Lagu Xusayo Maalinta Cuntada Aduunka ee 16 October Iyo Beerlayda Dalka oo Kusoo Bandhigay Dalagyo Cajiiba Ay Beereen.
Wasaarada Horumarinta Beeraha oo Beerbera Ku Samaysay Munaasibada Lagu Xusayo Maalinta Cuntada Aduunka ee 16 October Iyo Beerlayda Dalka oo Kusoo Bandhigay Dalagyo Cajiiba Ay Beereen.
https://youtu.be/AWOoZIo_fIE
&...
Monday, October 16, 2023
-
”Isticmaarkii Gumeystuhu Wuxu Naga Dhaadhacin Jirey In Macalinka Diintu Yahay Ka Ugu Mushaharka Yar ee Ugu Maryaha Xun”Xildhibaan Siciid Sukeeye”Daawo Muuqaal
''Isticmaarkii Gumeystuhu Wuxu Naga Dhaadhacin Jirey In Macalinka Diintu Yahay Ka Ugu Mushaharka Yar ee Ugu Maryaha Xun''Xildhibaan Siciid Sukeeye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/yEQoeSzI2SA
&nbs...
Monday, October 16, 2023
-
Dawlada Eriteria oo Jawaab Culus Ka Bixisay Rabitaanka Dawlada Itoobiya ee Deked”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dawlada Eriteria oo Jawaab Culus Ka Bixisay Rabitaanka Dawlada Itoobiya ee Deked"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/bAx6jSXjkqU
Berberat...
Monday, October 16, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|