-
Laba Caruura oo Naafo Ah oo Ku Gubtay Dab Qabsaday Gurigooda oo Kuyaala Xaafada Hodan ee Burco
Alle haw naxariistee Laba Caruura oo walaalo ah ayaa ku dhintay, dab ka kacay guri jiingada oo ku yaala xaafada Hodan ee magaalada Burco.
Abaaro 2:25 duhurnimo ayaa Ciidanka Dab-demiska Burco oo goobtaas gaadhay gur...
Monday, September 18, 2023
-
“Wasiirka Buuxa Ee Reerkayagu Yeelan doono Anigaa Noqon Doona, Muuse Bixi Ayaa Imagacabaya”Wasiir Yurub Abiib”Daawo Muuqaal
"Wasiirka Buuxa Ee Reerkayagu Yeelan doono Anigaa Noqon Doona, Muuse Bixi Ayaa Imagacabaya"Wasiir Yurub Abiib"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/yCyzxSKB20g
&...
Monday, September 18, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Booqday Meheradihii Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Ku Gubtay Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
Wajaale(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa booqasho ku tagay magaalada wajaale oo habeenkii xalay dab kavay sobobay in ay shufbeelaan meherado ganacsi oo tiro badan islamarkaana ay dadkii lahaayeen ku waayeen malaayii...
Monday, September 18, 2023
-
Madaxtooyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dabkii Ka Kacay Suuqa Magaalada Wajaale!
WAR-SAXAAFADEED.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Masiibaddii Xalay ee Dabkii Suuqa Wajaale.
Hargeysa-17-09-2023-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu murugada iyo ti...
Monday, September 18, 2023
-
Gudoomiyaha Dalada Guud ee Ururada Aan Dawliga Ahayn ee SONSAF oo Ganacsatadii Hantidi Kaga Gubatay Suuqa Wajaale Ka Tacsiyeeyay Kuna Baaqay In Dabka Laga Taxadiro Sababaha Keenaya
Waxa markale dhaayaheenu qabteen warka dhiilada leh ee ka imanaya magaalo xuduudeedka Wajaale, waa war aan inagu cusbayn, hase ahaatee noqday mid laasimay badi dhulka Soomaalidu degto ee ku teedsan geeska Afrika.
Waxa aan k...
Sunday, September 17, 2023
-
“Aabahay Iyo Anigaba Noogu Soo Duceeya In Alle Qalbiga Noo Qaboojiyo Wax Noo Badbaaday Ma Jirto”Ganacsade Da’yar”Daawo Muuqaal
"Aabahay Iyo Anigaba Noogu Soo Duceeya In Alle Qalbiga Noo Qaboojiyo Wax Noo Badbaaday Ma Jirto"Ganacsade Da'yar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0mCzK4VYmPk
...
Sunday, September 17, 2023
-
“Maanta Waanu Ka Fara Madhanahay Hantidayadii”Hooyo Hantideedii Ku Wayday Dabkii Suuqa Wajaal”Daawo Muuqaal
"Maanta Waanu Ka Fara Madhanahay Hantidayadii"Hooyo Hantideedii Ku Wayday Dabkii Suuqa Wajaal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uNYkasEjFLg
...
Sunday, September 17, 2023
-
Wararkii Udambeeyay ee Dabkii Ka Kacay Degmo Ganacsiyeedka Togwajaale”Daawo Muuqaal
Wararkii Udambeeyay ee Dabkii Ka Kacay Degmo Ganacsiyeedka Togwajaale"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NCrfpSi_UJg
Berberatoda...
Sunday, September 17, 2023
-
Daawo Muuqaalka Qaabkii uu Noqday Suuq Ganacsiyeedkii Togwajaale ee Xalay Gubtay
Daawo Muuqaalka Qaabkii uu Noqday Suuq Ganacsiyeedkii Togwajaale ee Xalay Gubtay
https://youtu.be/Ik-okGqTaig
Berberatoday.com...
Sunday, September 17, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Dad Tahriibayaal Ah Oo Sifo Sharci Daro ah Lagaga Dhoofinayay Xeebta Gobolka Saaxil”Daawo Muuqaal
Saaxil(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Dad Tahriibayaal Ah Oo Sifo Sharci Daro ah Lagaga Dhoofinayay Xeebta Gobolka Saaxil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qMIlyTBAzSE
...
Sunday, September 17, 2023
« Previous Page — Next Page »