-
Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir Oo Miisaaniyad Sanadeedka Maaliyada Hor Keenay Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir Oo Miisaaniyad Sanadeedka Maaliyada Hor Keenay Golaha Wakiilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dMzNncUAwJc
...
Sunday, September 3, 2023
-
“Waxaan Qiraynaa In Jamacada Camuud, Noqotay Hormuudka Jamacadaha Dalka Ka Jira” Wasiir Koore.
Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinayeen arday ka baxday jaamacada camuud ayaa sheegay in jaamacada camuud tahay hormuud jaamacadaha dalka islamarkaana...
Sunday, September 3, 2023
-
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Sheegay In Heshiiskii Xalka Siyaasada Dalka ee Maanta Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Aanay Beeshoodu Qeyb Ka Aheyn”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Sheegay In Heshiiskii Xalka Siyaasada Dalka ee Maanta Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Aanay Beeshoodu Qeyb Ka Aheyn"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/w7pUpKBLmro
&...
Saturday, September 2, 2023
-
“Hadii Doorasho Ururo La Gali Waayo Ninkastaaba Lacagtii Laga Shubay Ayuu Doonanyaa “Rooda Cabdi Muuse
"Hadii Doorasho Ururo La Gali Waayo Ninkastaaba Lacagtii Laga Shubay Ayuu Doonanyaa "Rooda Cabdi Muuse
https://youtu.be/usjBfsKiq10
Berberatoday.com...
Saturday, September 2, 2023
-
Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Shaaciyay In Uu Aqbalay Go,aankii Gudida Dhex Dhexaadinta Kazoo Saareen Arimaha Doorashooyinka Jsl.
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka mideeye ayaa shaaciyay in ay aqbaleen go,aamadii ay gudida beelaha bariga burco kazoo saareen khilaafka doorashooyinka Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Saturday, September 2, 2023
-
“Cidii Samaysey Mushkilada ee Xalka Keeni Waydey Ayaa Tagi Doonta…”Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax”Daawo Muuqaal
"Cidii Samaysey Mushkilada ee Xalka Keeni Waydey Ayaa Tagi Doonta..."Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AOGVzpaLPDY
...
Saturday, September 2, 2023
-
Halkan Ka Daawo Buuq Maanta Kadhacay Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Halka Uu Salka Kuhayo
Halkan Ka Daawo Buuq Maanta Kadhacay Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Halka Uu Salka Kuhayo
https://youtu.be/rfXLme-Cf18
Berb...
Saturday, September 2, 2023
-
Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyay Go,aamadii Xalka Ahaa ee Ay Soosaareen Gudida Beelaha Bariga Burco
Mudanayaasha Golaha Wakiilladda JSL ayaa Cod ku ansixiyey Digreetadii Madaxweynaha JSL iyo mawqifkii guud ee ay xambaarsanayd ee soo jeedintii gudida dhexdhexaadinta.
48 mudane ayaa soo xaadiray
45 mudane ayaa ogolaaday
2 mudan...
Saturday, September 2, 2023
-
Banaan-bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland oo Ka Dhacay Burco”Daawo Muuqaal
Banaan-bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland oo Ka Dhacay Burco"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/u5_f32JQQxA
Berber...
Saturday, September 2, 2023
-
Laanqayrta Cas Oo Ka Warbixisay Booqasho Ay Ugu Tagay Maxaabiista Ciidanka Somaliland Ee Ku Xidhan Magaalada Laascanood.
Haayada laanqayrta cas ee ICRC Ayaa ka warbixisay xaalada maxabiista ciidamada Somaliland eek u xidhan magaalada laascanood oo ay booqasho ugu tageen 31 bishay halkaasi oo ay booqdeen maxabiista xidhan iyo kuwa dhaawaca ah iyagoo ...
Saturday, September 2, 2023
« Previous Page — Next Page »