-
Maamulka Degmada Agabar Oo Deeq Xoolo Iyo Khudaar Ah Ku Wareejiyay Ciidamada Qaranka Somaliland
Agabar(Berberatoday.com)-Maamulka degmada agabar ee gobolka gabiley oo uu weheliyo badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley ayaa deeq xoolo iyo khudaar iskugu jirta kuw areejiyay ciidamada qaranka Somaliland taasi oo ay ugu talo galee...
Saturday, September 16, 2023
-
“Markii Wax Walba La Dhammeeyay, Waxa Aynu Maraynaa In La Iibiyo Garoomadii Ciyaaraha Iyo Xeryihii Ciidamada”Sh, Maxamed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed cali gadhle oo kamid ah culimada Somaliland ayaa si adag uga horyimid iibka iyo xaraashka ay xukuumadu ku hayso dhulkii danta guud ee garoomada kubada iyo xeryihii ciidamada
Sidoo kale ...
Saturday, September 16, 2023
-
“Waftigii Xamar Ka Yimi Ee Laascanood Uyimid Waxba Ka Bedeli Maayaan Xuduudaha Somaliland, Riwaayaddii Iyo Raynrayntu Waxay Dhawaan Isu Rogi..”Gudoomiye Faysal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay wafti xamar ka yimid oo dhawaan socdaal ku yimid magaalo madaxda Gobolka sool ee laascanood kuwaasi oo uu sheegay in aanay waxba ka badalay...
Saturday, September 16, 2023
-
Garaadka Gobolka Sool Iyo Cabdi Madoobe Hadaladooda Ha Is Waa Fujiyaan…”Maareyaha Madbacada Qaranka Maxamuud Raage”Daawo Muuqaal
Garaadka Gobolka Sool Iyo Cabdi Madoobe Hadaladooda Ha Is Waa Fujiyaan…"Maareyaha Madbacada Qaranka Maxamuud Raage"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fk-ejf6BthY
&nbs...
Friday, September 15, 2023
-
Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo Ka Sheekeeyay Qiso Cajiiba”Daawo Muuqaal
Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo Ka Sheekeeyay Qiso Cajiiba"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hVy8MptPgY8
Berberatoday.com...
Friday, September 15, 2023
-
Hay’adda Laan-qayrta Cas ee ICRC oo Saab TV uga Warantay Maxaabiistii ay Keentay Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hay’adda Laan-qayrta Cas ee ICRC oo Saab TV uga Warantay Maxaabiistii ay Keentay Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EOjZ8e0q41I
...
Friday, September 15, 2023
-
“Waar Hooy Haku Halaagsamina Halowda Haweenka”Sheekh Axmed Iid”Daawo Muuqaal
"Waar hooy Haku Halaagsamina Halowda Haweenka"Sheekh Axmed Iid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zTCLbnQ_ed8
Berberatoday.com...
Friday, September 15, 2023
-
Gen Caare Oo Fariimo Isbarkan Udiray Beeshiisa Iyo Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-General caare ayaa fariimo isbarkan oo la xidhiidha doorashada soo socota ee madaxtooyada beesha uu kasoo jeedo ee garxajis iyo madaxwayne biixi oo uu ugu baaqay in uu sanduuqa doorashada dhulka dhigo.
...
Friday, September 15, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Burburiyay Dhismihii Khayriyada, Maxayse Ka Yidhaahdeen Wararka Sheegaya In La Iibiyay?
Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland iyo gudoomiyaha baanka dhexe ee jsl ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu uburburinayso dhismihii ay dhawaan ka dhistay fagaaraha lagu nasto ee khayriyada
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa jawaab ka bi...
Friday, September 15, 2023
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Ahaa Iyo Kuwa Dhacay Sanadkan!
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Ahaa Iyo Kuwa Dhacay Sanadkan!
...
Friday, September 15, 2023
« Previous Page — Next Page »