|
Warar
-
“Reer Soolow Muuse Biixi Somaliland oo Dhan Buu Caqabad Ku Yahay ee Idinkuun Maaha”Xildhibaan Mubarak Xeeldherere”Daawo Muuqaal
"Gole ahaan waxaanu isticmaali doonaa awooddaha kama dambaysta ah Distuurku na siiyey.” Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere
“Waxaan reer Sooloow idin leeyahay, haddii aad xabad joojin bilaa shuruud ah qaadataan, Miiska wada hadala...
Saturday, February 18, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Cida Rasmiga Ah Ee Ay Kula Dagaalamayaan!
Laascaanod(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland S/G. Nuux Ismaaciil Taani oo ku sugan Gobolka Sool ayaa ka warbixiyay xaalada magaalada laascanood oo uu sheegay in ciidamada qaranka jsl ay kula dagaalamayaan koox...
Saturday, February 18, 2023
-
Madaxwaynaha Dawlada Xamar Oo Markale Ka Hadlay Dagaalka Magaalada Laascanood, Isagoo Dawlada Somaliland Iyo Madaxda-dhaqanka Gobol Sool Ugu Baaqay Wada Hadal.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka maalmihii udanbeeyay ka socday magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood
Madaxwayne xasan sheikh ayaa dawlada Somaliland iy...
Saturday, February 18, 2023
-
“Laascanood Waa Walaalahayo, Ku Fiirsan Mayno Oo Ku Farxi Mayno Jabkooga, Oo Ilaahaybaa Nagu Og” Sheekh Almis Yaxye”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Almis Muj Yaxye xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada reer Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay colaada ka taagan magaalada laascanood iyo sida ay culimo ahaan uga xun yihiin in la ...
Saturday, February 18, 2023
-
“Tolkay Laascnod,afka Xumi Waxba Ma Kordhiyo,yaanay Taarikhda Inoo Galin,xukumadana Wax”Xildhibaan Hore Garyaqaan Maxamed Jaamac”Daawo Muuqaal
"Tolkay Laascnod,afka Xumi Waxba Ma Kordhiyo,yaanay Taarikhda Inoo Galin,xukumadana Wax"Xildhibaan Hore Garyaqaan Maxamed Jaamac"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/11P7Ti5RZ5w
&n...
Friday, February 17, 2023
-
“Reer Sool Waxaan Leeyahay Ma Jirto Wax Nabada Ka Qiimo Badan Oo Lagu Noolaan Karo”Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekhul baladka gobolka awdal sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo kazoo qaybgalay kulankii madaxtooyada eelagaga hadlayay xaalada ka taagan gobolka sool ayaa ku baaqay in arinta wadahal lagu dayo is...
Friday, February 17, 2023
-
“Reer Sool Waxaan Leeyahay Kollay Waa La Heshiin Doonaaye, Khasaaruhu Ha Yaraado, Wada-hadalna Aynu Bilowno”Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulanka soo gunaanaday, ayaa Ugu horrayn muujiyey sida uu uga xun yahay shaqaaqada Laascaanood ka taagan, xukuumad ahaanna ay in badan...
Friday, February 17, 2023
-
“Reer Laascaanod Dagaalka Waa Yaqaanaan In Lakala Adkaadana Waa Yaqaanaan, Laakiin Wax Intaa Udhaxeeya Ma Yaqaanaan, W/Q Mustafe Shiine
Reer Laascaanood dagaalka waa yaqaanaan in la kala adkaadana waa yaqaanaan, laakiin wax intaa u dhaxeeya ma yaqaanaan.
Qolyahayaga Barigu haddii nabadu faraha ka baxdo, nabada waxa la helaa marka loo baahdo in nala kala qab...
Friday, February 17, 2023
-
Alle Ha Unaxariisto Jiif Caaqil Cabdirizaaq Caqli Axmed Daad oo Ahaa Qoraa Kutub Badan Qoray Iyo Sarkaal Ciidamada Ah Ilaa 1977-kii oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday
Ilaahey haw naxaristo Chief Caaqil Cabdirizaaq Caqli Axmed Daad oo saaka Hargeysa ku geeriyoodey. Marxuumku wuxu aha aqoon yahan kutub badan qorey, sarkaal sare oo guddida qiimeynta darajada ciidamada xubin ka ah. Waxa...
Friday, February 17, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Gogashii Nabadeed Ee Uu Sheegay Madaxwayne Biixi In la Dhigay Deegaanka Yagoori”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Gogashii Nabadeed Ee Uu Sheegay Madaxwayne Biixi In la Dhigay Deegaanka Yagoori"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7HS0N_CWIsE
...
Friday, February 17, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|