-
Dawlada Maraykanka Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood, Kuna Baaqday In La Joojiyo Colaada, Arimahana Wada Hadal Lagu Dhameeyo!
“Way Adag Tahay In Laascaanood Laga Helo Warbixinno Lagu Kalsoonaan Karo, Waxaan leeyahay Colaadda Hala Joojiyo, Arrimahana Wada hadal Ha Lagu Dhameeyo..” Safiirka Mareykanka
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka Dalka Mareyk...
Friday, February 17, 2023
-
Ciidamo Kasocda Dawlada Federaalka Itoobiya oo La Wareegay a=Amaanka Madaxtooyada Mustafe Cagjar Baadhitaana Ka Bilaabay Magaalada Iyo Sababta
Jigiga(Berberatoday.com)-Ciidamo federaal ah ayaa xalay la wareegay Madaxtooyada Deegaanka Soomaalida iyo amniga Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar , iyada oo la beddelay ilaaladii gaarka ahayd ee Madaxweyne Mustafe Cagjar.
C...
Thursday, February 16, 2023
-
Tahriibayaal Boqol Ruux Ku Dhaw oo Lagu Layahay Biyha Bada Udhaxaysa Libiya Iyo Talyaaniga”Daawo Muuqaal
Tripoli(Berberatoday.com)-Tahriibayaal Boqol Ruux Ku Dhaw oo Lagu Layahay Biyha Bada Udhaxaysa Libiya Iyo Talyaaniga"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kzrOa0EywR0
&nbs...
Thursday, February 16, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayaan Dadaalo Gurmad Lagu Gaadhsiinayo Dadkii Ka Barakacay Laasacnood.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka somaliland cabdikariim axmed maxamed (xinif) ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dadka ka barakacay colaada laascanood iyo deegaanada ay degeen,
...
Thursday, February 16, 2023
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo ka Hadlay Mamnuucida Isticmaalka 1XBET Iyo Diinta Islaamku Waxay Ka Qabto Waxkasta Oo Khamaar Ah!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo ka Hadlay Mamnuucida Isticmaalka 1XBET Iyo Diinta Islaamku Waxay Ka Qabto Waxkasta Oo Khamaar Ah, Amaba Khiyaamo ku jirto isagoo sheegay in wasaarada diintu hore uga s...
Thursday, February 16, 2023
-
Faa’iidooyinka Caafimaad ee Dacarta | Dr. Axmed Ibraahim Cawaale Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Faa'iidooyinka Caafimaad ee Dacarta | Dr. Axmed Ibraahim Cawaale Ayaa Sharaxaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/sjej-9l6k2U
&nbs...
Thursday, February 16, 2023
-
Shirkada Telesom Group Oo Siwayn Uga Dhex Muuqatay Bandhiga Carwada 1-aad Ee Ganacsiga Jsl Iyo Adeegyada Ay Bulshada Ugu Bushaaraysay! H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda Telesom Group oo si weyn uga dhex muuqatay carwada 10-aad ee rugta ganacsiga JSL. Madax-hawlgelinta shirkadda Maxamuud Cabdiraxmaan oo ka hadlay munaasibadda ayaa ka warbixiyay doorka Telesom e...
Thursday, February 16, 2023
-
Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Taageeray Aragtida Garaadada Ee Ah In Ciidamada Somaliland Laga Soo Saaro Gobolka Sool Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Taageeray Aragtida Garaadada Ee Ah In Ciidamada Somaliland Laga Soo Saaro Gobolka Sool Iyo Sababta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AeT-NVyxqKE
...
Thursday, February 16, 2023
-
Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Dajinta Dagaalka Laascaanood Udiyarisay Madax Dhaqameed”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Dajinta Dagaalka Laascaanood Udiyarisay Madax Dhaqameed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zQ8z0g4w_c4
&nbs...
Wednesday, February 15, 2023
-
Cabdi Madoobe oo Somaliland Ku Eedaysay Inuu Yahay Hogaamiye Argagixiso oo Laascaanod Ka Dagaalamaya oo Wareysi Xasaasiya Bixiyay”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Cabdi Madoobe oo Somaliland Ku Eedaysay Inuu Yahay Hogaamiye Argagixiso oo Laascaanod Ka Dagaalamaya oo Wareysi Xasaasiya Bixiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qeAHfoLozEI
&n...
Wednesday, February 15, 2023
« Previous Page — Next Page »