Maamulka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Degmada Ceel Afwayn.
Sanaag(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Sanaag oo ay weheliyaan Gudida Nabadgalayada ee Gobolka ayaa ka hadlay dil maanta ka dhacay degmada ceel afwayn halkaasi oo qof shicib ciidamadu ku toogteen taasi oo sobobtay in shacabk...