-
“Dawlada Somaliland In Ay Ka Hortagto Maryaha Buluuga Ah, Waxay Ka Door Bidday In Aanu Ku Dhiman Gacanta Dawlada, Muwaadin Reer Somaliland Ahi, Reer Laascanod Ah”Siyaasi Shucayb.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo hore xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo qaabka ay xukuumadu uwaajahday dajinta dadka iyo...
Wednesday, January 25, 2023
-
Aqoonyahanad Sucaad Carmiye Odowaa Oo Faalo Ka Bixisay Siday Reer Berbera Uga Faa,iidaysan Karaa Maalgashiga Caalamiga Ah Ee Kusoo Fool Leh”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Aqoonyahanad Sucaad Carmiye Odowaa Oo Faalo Ka Bixisay Siday Reer Berbera Uga Faa,iidaysan Karaa Maalgashiga Caalamiga Ah Ee Kusoo Fool Leh"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/IzGtULHKbT0
 ...
Wednesday, January 25, 2023
-
Shirkada Telesom Oo Ku Guulaysatay Shahaado Caalamiya Ah Oo La Xidhiidha Nidaamka Maaraynta Amniga Macluumaadka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkada Isgaadhsiinta Somaliland ee Telesom ayaa noqotay shirkii Uhoraysa ee laga leeyahay Somaliland eek u guulaysta shahaado caalami ah oo la xidhiidhka Sugida Dhicana Nidaamka Maaraynta Abniga Macluu...
Wednesday, January 25, 2023
-
“Garaad Weynu Isnaqaanaa, Colaaduna Iyadaa Waxwalba Cunta”Waxgaradka Beesha Solomadaw Ee Galbeedka Buuhoodle oo Fariin Culus Udiray Garaadada Colaada Hurinaya”Daawo Muuqaal
"Garaad Weynu Isnaqaanaa, Colaaduna Iyadaa Waxwalba Cunta"Waxgaradka Beesha Solomadaw Ee Galbeedka Buuhoodle oo Fariin Culus Udiray Garaadada Colaada Hurinaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/urwJSq6kosU
&n...
Tuesday, January 24, 2023
-
“Baabuurta Garaaddada Soo Dhawaynaysay Waxay Ahaayeen Baabuurtii Ciidanka Qaranka Taliyaha Qaranka Nabad Galiyada Shirka Ciidankaa Sugaya”Nuux Ismaaciil Taani Taliyaha Ciidanka Qaranka”Daawo Muuqaal
"Baabuurta Garaaddada Soo Dhawaynaysay Waxay Ahaayeen Baabuurtii Ciidanka Qaranka Taliyaha Qaranka Nabad Galiyada Shirka Ciidankaa Sugaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/60sreoxjDlM
&nb...
Tuesday, January 24, 2023
-
Dawlada Hoose ee Berbera oo Bilawday Dhismaha Wadooyina Xaafadaha Magaalada Dhexmara”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose ee Berbera oo Bilawday Dhismaha Wadooyina Xaafadaha Magaalada Dhexmara"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-Mkh6ArLSx4
...
Tuesday, January 24, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Somaliland”Daawo Muuqaal
Laascaanod(Berberatoday.com)-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/x3zFpYwHtvE
&...
Tuesday, January 24, 2023
-
Gudo Galkii Berbera Ee SNM Iyo Sidii Ay Ugu Guulaysteen In Ay Gayiga Somaliland Ka Saaraan Taliskii Siyaad Bare”Mujaahid Faysal Madoobe”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-32sano maanta oo kale waxaa ciidamadii snm gudaha ugaleen magaalada berbera iyo magaalooyin kale oo uu gacanta ku hayay taliskii macangaga ahaa ee siyaad bare
Jabhadii snm ayaa ku guulaystay in ay cii...
Tuesday, January 24, 2023
-
“Madaxweynihii Dalkii Wuu ku Ballaadhay, Oo In Yar Oo Uu Maamuli Karo Ayuu Kala Soo Hadhay!” Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo kamid ah Hal Abuurka Somaliland ee wakhtigan sida wayn looga wada yaqaano Gayiga somalida ayaa fariin kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka...
Tuesday, January 24, 2023
-
Madaxwaynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Furay Shirwaynaha Culimada Iyo Nuxurka Arimaha Lagaga Hadli Doono
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfuray shirwaynaha culimada somaliya kaasi oo socon doono mudo sedex cisho ah
Waxaana furitaankii shirkan iyo Arimaha l...
Tuesday, January 24, 2023
« Previous Page — Next Page »