-
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Digay Qorshe Lagu Musuq Maasuqayo Wado Halbowle U Ah Magaalada.
Wajaale(Berberatoday.com)-Maayarkii hore ee degmada tog wajaale xaashi ayaa ka hadlay wado halbowle u ah magaalada wajaale oo maamulka hada jooga iyo wasaarada hawlaha guud qorshaynayaa in laga yareeyo cabirkeedii hore taasi oo ay...
Wednesday, November 23, 2022
-
Aas Qaran Oo Tuladda Sarmaanyo Loogu Sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Mohamed”Daawo Muuqaal
Aas Qaran Oo Tuladda Sarmaanyo Loogu Sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Mohamed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TR38U534sgM
Berberatoday.com...
Tuesday, November 22, 2022
-
Madaxda Iyo Khubarada Somaliland Oo Isugu Habar-wacday Halis Kusoo Fool Leh Dalka Oo La Xidhiidha Isbedelka Cimilada”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Madaxda Iyo Khubarada Somaliland Oo Isugu Habar-wacday Halis Kusoo Fool Leh Dalka Oo La Xidhiidha Isbedelka Cimilada"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/NK0xSQYzAVg
&n...
Tuesday, November 22, 2022
-
Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirka Wadatashiga xukuumada Somaliland iyo haayadaha caalamiga ah ee wada shaqayntu ka dhaxayso ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta Somaliland wa...
Tuesday, November 22, 2022
-
Jabhada Tplf Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Inay Hubka Dhigaan
Mekkele(Berberatoday.com)-Madaxda TPLF ayaa mar kale ka dhawaajiyay in ayna Ciidamadoodu hubka dhigayn illaa dammaanad buuxda oo dhinaca ammaankooda ay ka helayaan shacabka gobolka Tigray ee ay iyagu maamulaan.
Af...
Tuesday, November 22, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Shuruud Ku Xidhay Inay Wada Hadal La Furto Xisbiyada Mucaaridka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland Oo Shuruud Ku Xidhay Inay Wada Hadal La Furto Xisbiyada Mucaaridka
https://youtu.be/upkq7LADuiE
...
Tuesday, November 22, 2022
-
“Ninkii Muuse Layaabanaa, Maanta Wuxu Arkayaa Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oon Waxba Dhaamin” Mustafe Sayid. “
“Bulshada Waxaan Leeyahay Xisbiga Kulmiye Ee Aad Wax Ka Sugtaan, Waa Kuwaa Intay Galihiisii Fulintu Fadhiisteen, ay soo Saareen Go,aamo Sida Kuwii Maxkamada Ah”Ex Xildhibaan Mustafe Sayid.
Gabiley(Berberatoday.com)-Siyaas...
Tuesday, November 22, 2022
-
“Shaqo La’aanta Taala Somaliland Maaha Tii Dhabta Ahayd”Agaasimaha Sanduuq Dhalinyarada”Daawo Muuqaal
"Shaqo La'aanta Taala Somaliland Maaha Tii Dhabta Ahayd"Agaasimaha Sanduuq Dhalinyarada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bn1SDvtQhR8
Berberatoday.com...
Tuesday, November 22, 2022
-
Xukunka Qowmuluudku Muxuu Noqonayaa”Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi Oo Si Adag Uga Hadlay”Daawo Muuqaal
Xukunka Qowmuluudku Muxuu Noqonayaa''Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi Oo Si Adag Uga Hadlay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/l4fIsu5frjk
...
Tuesday, November 22, 2022
-
“Waxaa Layaab Leh Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Gobolka Ugu Magacaaban Wasiirka Gobolka Ama Qaranka, Inuu Maanta Noqday Wasiir Reer”Maayar kuxigeenka Gabiley.
Maayar kuxigeenka Gabiley Dr Cabdilaahi Ismaaciil Cabdi ayaa Eedo Culus ujeediyay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali Sheekh cabdilaahi suufi oo uu ku eedeeyay in aanu ahayn masuul gobolka g...
Tuesday, November 22, 2022
« Previous Page — Next Page »