-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Mawqifka Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada
Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo uwaramayay idaacada BBCda ayaa markale faah faahin ka bixiyay mawqifka xisbiyada mucaaridka ku sheegeen in aanay aqoonsanayn xukuumada maadxwayne biixi kadib markii uu dhamaaday ...
Monday, November 14, 2022
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridku Soo Saareen”Daawo Muuqaal
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridku Soo Saareen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hc9WESJH4Y0
Berberatoday.com...
Monday, November 14, 2022
-
Akhriso”Sheekada Waardiyahii Ingiriiska Ahaa Ee Basaaska U Ahaa Ruushka
Nin ilaalo ahaa ayaa qirtay inuu u basaasayay Ruushka, isagoo ka shaqaynayay safaaradda Britain ee Berlin.
Dacwad oogayaasha ayaa ku eedeeyay David Smith oo 58 jir ah in uu doonayay in uu waxyeeleeyo UK iyo safaar...
Monday, November 14, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Somaliland Kusoo Caano Maashay, Xili Khilaaf Siyaasadeed Taagan Yahay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii Somaliland kusoo caano maashay ee ay kaga soo gudubtay marxalado adag.
...
Monday, November 14, 2022
-
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/rhfOO9NiwRc
Berberatoday.com...
Monday, November 14, 2022
-
Hubanti La’aanta Wali Ku Gedaaman Soo Celinta Askarta Somalida Ah Ee Ku Sugan Eritrea
Wali waxaa jirta hubaal la'aan ku aadan xilliga ay soo noqonayaan dhallinyarada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eritrea iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu booqasho ku tagay dalkaasi isbuucan markii labaad m...
Monday, November 14, 2022
-
“Mucaaradku Way Dagdageen Dastuurkana…”Cali Warancadde Oo Ka Hadlay Dhexdhexaadiintii Ay Ka Dhex Wadeen Xukumada Iyo Xisbiyada Mucaaradka”Daawo Muuqaal
“Mucaaradku Way Dagdageen Dastuurkana...”Cali Warancadde Oo Ka Hadlay Dhexdhexaadiintii Ay Ka Dhex Wadeen Xukumada Iyo Xisbiyada Mucaaradka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Jz5Zv0OP7zc
...
Sunday, November 13, 2022
-
“Waxaan Xasuusinaya Cabdiraxmaan Oo 12 Sanno Inuu Gudoomiye Ka Ahaa Golaha Wakiilada Muddo Xileedkiisuna 5 Sano Ayay Aheyd ,7 Sano Iyo Dheeradbanu Ku Fadhiyay Markii Isaga Loo Kordhinaayay Xalaal Bay Aheyd Maanta Xaaran Ayay La Noqotay”Wasiir Maxamed Kaahin
“Waxaan Xasuusinaya Cabdiraxmaan oo 12 sanno Gudoomiye ka ahaa Golaha wakiilada muddo xileedkiisuna 5 sanno ahaa , 7 sanno iyo dheeradbanu ku Fadhiyay markii isaga 7 sanno loo Kordhinayay Xalaalbay ahayd, ma iminkay Xaaran Noqde...
Sunday, November 13, 2022
-
“Muxaafid,Madaxweyne Iyo Mucaaridba Dantiina Ayaad Wadataane Dan Shacab Ma Wadaan”Aragtida Qeybo Kamida Shacabka Hargeysa”Daawo Muuqaal
"Muxaafid,Madaxweyne Iyo Mucaaridba Dantiina Ayaad Wadataane Dan Shacab Ma Wadaan''Aragtida Qeybo Kamida Shacabka Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QQPSRrD-kxA
...
Sunday, November 13, 2022
-
“Nin Wal Oo Masuul ah Oo Mudahaarad Lagu Arko Ciidanka Polisku Gacanta Ayay Ku Qabanayaan Oo Sharciga La Marinaya ” Taliye Dabagale”Daawo Muuqaal
"Nin Wal Oo Masuul ah Oo Mudahaarad Lagu Arko Ciidanka Polisku Gacanta Ayay Ku Qabanayaan Oo Sharciga La Marinaya " Taliye Dabagale"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Zfa-M9ki_-M
...
Sunday, November 13, 2022
« Previous Page — Next Page »