Bas Ku Qalibmay Gudaha Magaalada Hargaysa Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-9 Qof Ayaa ku Dhaawacmay Bas Qallibmay degmada 31 May ee magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dabdemiska ayaa goor dhawayd ka hawlgalay samatabixinta iyo badbaadada sagaal qof oo ku dhaawacmay Bas rakaab sida...