-
Maamulka Putland Oo Diwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Ka Bilaabay Dhahar Oo Somaliland Katirsan
Dhahar(Berberatoday.com)-Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka Maamulka Puntland ayaa saaka ka bilaamantay Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.
Degmada Dhahar ee Gobolka Hayland waxay kamid tahay deegaamada xu...
Tuesday, January 31, 2023
-
Wiil Dhalinyaro Ah oo 19 Jeer Safar Tahriib Bada Ah Galay Oo Dhamaantood Ku Guuldaraystay Kana Waramay Waayihiisa Tahriibka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil Dhalinyaro Ah oo 19 Jeer Safar Tahriib Bada Ah Galay Oo Dhamaantood Ku Guuldaraystay Kana Waramay Waayihiisa Tahriibka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/u4mXkkUJb38
...
Tuesday, January 31, 2023
-
“Waxaan Shirkaa Laascanood Uga Digayaa Inay Ka Fogaadaan, Dagaal Dir Iyo Daarood Ah Oo ku Dushooda Ku Dhaca”Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar
Borama(Berberatoday.com)-Sheekhul Baladka Gobolka Awdal Sheikh cabdiaahi sheikh Cali Jawhar ayaa ka hadlay arinta ka taagan laascanoood iagoo sheegay in ay aayahooga ka tashan karaan islamarkaana ay xaq uleeyihiin in ay xuseen cid...
Tuesday, January 31, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Warbaahinta Uga Digtay Baahinta Warar Iska Horkeenaya Bulshada Ee Arimaha Magaalada Laascanood.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland Oo Warbaahinta Uga Digtay Baahinta Warar Iska Horkeenaya Bulshada Ee laga faafinayo Arimaha Magaalada Laascanood oo sobobi kara in ay shacabka kala fogaadaan
...
Tuesday, January 31, 2023
-
“Waxaan Leeyahay Dadka Reer Sool, Dhibaatadaa Maanta Jirta Waa Inaan Nabad Ku Bedelnaa”Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegay in dalku nabad yahay islamarkaana xaalada ka taagan Laascaanood ay tahay mid ay soo abaabushay Argagaxisada caalamiga ah, taasi...
Tuesday, January 31, 2023
-
Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed Oo Baarlaamka Somaliya Dhexdiisa Ka Sheegay In Somaliland Kamid Tahay Wadamada Ay Somaliya Dariska Yihiin! “
“Wadamada Dariska Waanu Wada Eegnay, Oo Ay Somaliland Ku Jirto”Xil, Mahdi.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaan Mahdi maxamed Guuleed ooh ore somaliya uga soo noqday raysal wasaare kuxigeen xukuumadii farmaajo ayaa maa...
Tuesday, January 31, 2023
-
Gudida Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Hargeysa Ugu Sameeyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin
Maanta Oo ay Taariikhdu ahayd 30/1/23/ Waxa Hutel Baraar Ee Magaalada Hargeisa Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Ali Kooshin Oo ah Suldaanka Guud Ee Beesha Ciise Muuse Gudida Subeer Aw...
Monday, January 30, 2023
-
“Laascaanod May Ahayn Meel Ciidan Ubaahan Ee Waxay Ahayd Meel Dhaqan U Baahan”Farxaan Xaaji Cali Axmed oo Ka Hadlay Xiisada Laascaanod”Daawo Muuqaal
"Laascaanod May Ahayn Meel Ciidan Ubaahan Ee Waxay Ahayd Meel Dhaqan U Baahan"Farxaan Xaaji Cali Axmed oo Ka Hadlay Xiisada Laascaanod"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CfmCp8SZa4c
...
Monday, January 30, 2023
-
Ururka Dadka Da’da Wayn Ee Finland Oo Gardaadiyay Mashruuc 4 Sano Ka Socon Doona Somaliland”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Dadka Da'da Wayn Ee Finland Oo Gardaadiyay Mashruuc 4 Sano Ka Socon Doona Somaliland"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/-Df3iuMUchA
...
Monday, January 30, 2023
-
Doon Xoolo Ka Qaaday Xalay Dekeda Berbera oo Dagtay Iyo 11 Qof oo Saarnaa Oo Raq Iyo Ruuxba La Layahay
Berbera(Berberatoday.com)-Doonta oo Magaceedu ahaa Marwa ayaa xalay 11-kii habeenimo ka goosatay Dekeda Berbera iyadoo kusii jeeda Dalka Yemen gaar Dekeda Mukha waxaanay Qaaday xoolo Isugu Jira Lo, iyo dhan 311 Dibi iyo 1468 Adhiy...
Monday, January 30, 2023
« Previous Page — Next Page »