-
Maxamed Cali Waji Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada London.
London(Berberatoday.com)-Agaasimaha waaxda dhaqanka ee wwasaarada warfaafinta maxamed cali waji oo ay weheliyaan fanaaniin iyo xubno kale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada london ee dalka ingiriiska waxaana halkaasi ku qaabilay sa...
Tuesday, October 18, 2022
-
Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Dhahar.
Dhahar(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada horumarinta reer miyiga somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada dhahar ee gobolka ee sanaag
Sidoo kale wasiir axmed guray ayaa kormeeray taliska ciidanka qaranka ee...
Tuesday, October 18, 2022
-
Wasiirka Shaqo Galinta.Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Oo Safar Kutagay Badhan Laguna Soodhaweeyay
Badhan(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Shaqa gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Mustafe Godane ayaa gaadhay Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Badhan.
Wasiirka iyo wefti balaadhan oo uu hogaami...
Tuesday, October 18, 2022
-
Maxamed Biixi Yoonis Oo Loo Magacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Nabad Ilaalinta Wadanka Suudan
Khartoum(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo loo magacaabay ergay gaar ah oo Nabad ilaalinta ah waddanka Suudaan kaasi oo ka hawl gali doona wada xaajoodyada ...
Tuesday, October 18, 2022
-
Golaha Guurtida Oo Gudoomiyaha Maxkamada Sarre Ku Bogaadiyay Inuu Kor Uqaaday Mooralka Shaqaalaha Iyo Garsoorayaasha Bulshada Ugarqana
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in arrimaha Garsoorka dalku hadda meeshi ugu wanaagsaneyd ay marayaan, isla markaana goobaha ay ku hawlgalaan lagu kordhiyay dhismayaal cusub kuwaa...
Tuesday, October 18, 2022
-
Mareykanka Oo Shaaciyay Magacyada 10 Soomaali Ah Oo Lagu Daray Liiska argagixisada
Waaxda maaliyadda ee dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay heshay xogta ku saabsan dad ka tirsan shabakad isku xiran oo dhanka fududeynta dhaqaalaha u qaabilsan Al-Shabaab, kuwaasoo lasoo bandhigay mag...
Tuesday, October 18, 2022
-
“Nebi Maxamed SCW Wuxuu Yidhi Xabad Sowda Waxay Daawo Utahay Cudur Oo Dhan”Farxaan Cali Dhimbiil”Daawo Muuqaal
"Nebi Maxamed SCW Wuxuu Yidhi Xabad Sowda Waxay Daawo Utahay Cudur Oo Dhan"Farxaan Cali Dhimbiil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cCcU3nBMIqk
&nbs...
Tuesday, October 18, 2022
-
TPLF oo Baaq Udirtay Beesha Caalamka
Mekelle(Berberatoday.com)-Fallaagada Tigray ee ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya, ayaa ugu baaqday beesha caalamka inay ka qeyb qaataan sidii xabad joojin deg deg ah ay u wada gaadhi lahaayeen iyaga iyo dowladda Itoobiya ama ina...
Tuesday, October 18, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Waxka Qabasho La’aanta Xannuun Halisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay in xaaladda xannuunka xummadda Dangi ee ku dhufatay shacabka Somaliland ay meel xun marayso, isla markaana xukuumaddu ay ku guuldaraysatay in ay wax ka qaba...
Tuesday, October 18, 2022
-
38 Sanno Ka Dib: Goob Jooge Ka Warramay Dagaalkii Burco-duuray Uu Ay Ku Shahiideen Mujaahidiinta Badani”Daawo Muuqaal
38 Sanno Ka Dib: Goob Jooge Ka Warramay Dagaalkii Burco-duuray Uu Ay Ku Shahiideen Mujaahidiinta Badani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zND_t0W7VDU
...
Tuesday, October 18, 2022
« Previous Page — Next Page »