-
Korneyl Yusuf Cabdi Cali Tuke Oo Xasuuq Badan Ugeystay Dadka Somaliland Oo Xabsi Mareyakanka Kuyaala Lagu Xidhay
Ciidamada amaanka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Colonel Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamadii milatariga Soomaaliya ee dawladdii kacaanka .
Tuke oo lagu xidhay magaalada Springfield oo ka tirsan go...
Saturday, November 19, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Hilaac Prof Ahmed Ismaaciil Samater ayaa shalay galinkii danbe safar ugu Kicitimay dalka jabuuti halkaasi oo lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti.
...
Saturday, November 19, 2022
-
Sheekh Xasan Cali Warsame Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan!
Sheekh xasan Cali Warsame oo kamid ah culimada magaalada burco ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan xili bulshadu ku sugan tahay duruufo nololeed ee adag
Sheekh Xasan Cali ...
Saturday, November 19, 2022
-
Gabadh Uu Dhalay Halgamaa Maxamed Mooge Liiban Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay”Daawo Muuqaal
Gabadh Uu Dhalay Halgamaa Maxamed Mooge Liiban Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fjVF9kTvl1s
Berberatoday.com...
Saturday, November 19, 2022
-
Xildhibaan Xisbiga Waddani U Iftiimiyay Sababta Dumarka Xabsiga Gabiley Loogu Xidho”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Xisbiga Waddani U Iftiimiyay Sababta Dumarka Xabsiga Gabiley Loogu Xidho"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TDvUttEiRo8
Berberatoday.com...
Friday, November 18, 2022
-
“Madaxweynuhu Dalka Gacan Kulul Ayuu Ku Kaxeeyay , Wadanku Muuse Ma Qaadi Karo Hal Sano Oo Kale”Profesor Cabdi Cali Jaamac Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka Daljir”Daawo Muuqaal
"Madaxweynuhu Dalka Gacan Kulul Ayuu Ku Kaxeeyay , Wadanku Muuse Ma Qaadi Karo Hal Sano Oo Kale"Profesor Cabdi Cali Jaamac Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka Daljir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WCrGnnQvmC8
...
Friday, November 18, 2022
-
Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka.
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan cabdiqaadir Indho Indho ayaa si qaawan uweeraray hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo Ucid oo iyagu dhawaan go,aan ka qaatay mudo xileedka xukuumada iyo golaha guurtida.
...
Friday, November 18, 2022
-
Ganacsatada Xoolaha Dhoofiya Ee Somaliya Oo Sheegay In Wali Alshabaab Ka Qaado Cashuurtii+ Goobaha Lagaga Qaado!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ganacsatada Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay Inay Alshabaab weli ka qaadaan lacago baad ah oo ay ugu Yeedheen sakaawaad iyo cashuur.
Qaar kamid ah ganacsatadan oo la hadlay idaacadda VOA...
Friday, November 18, 2022
-
Caasimada Hargaysa Oo Kamid Noqotay Lix Magaalo Oo Ku Guulaystay Tartan Lacageed Oo Lagu Horumarinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa kamid Noqotay lix Magaalo oo ku yaala qaarada Africa oo ku guulaystay tartan lacageed oo lagu horumarinayo kaasi oo lagu qabtay dalka masar.
...
Friday, November 18, 2022
-
Dawlada Sucuudiga Oo Samaynaysa Magaalo Dhan Oo Bada Dusheeda Sabaynaysa 60 Kun Oo Qofna Ku Noolyihiin
Dalka Sucuudiga ayaa hirgalinaysa doontii ugu weynayd caalamka oo umuuqaal eeg Diin Badeed waxaana ku baxaysa lacag dhan 5 Bilyan oo dollar.
Dhismaha magaaladan oo loogu talo-galay in ay biyaha badda dul Sabayso ayaa ...
Thursday, November 17, 2022
« Previous Page — Next Page »