Waraysiyo
-
Halkan Ka Dhagayso Barnaamij Warreysi Dheer Ah Oo Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Somaligu La Yeelatay Marxuum Fanaan Boon Xirsi Iyo Abaal Uu Sheegay Inuu Marxuum Madaxweyne Cigaal Ugalay Markii Uu Indhaha Beelay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Dhagayso Barnaamij Warreysi Dheer Ah Oo Idaacada BBC-da Laanteeda Afka Somaligu La Yeelatay Marxuum Fanaan Boon Xirsi Iyo Abaal Uu Sheegay Inuu Marxuum Madaxweyne Cigaal Ugalay Markii Uu Indhah...
Wednesday, December 21, 2016
-
Daawo Muuqalka”Shacab Weynaha Degmada Sheekh Iyo Burco Oo Si Balaadhan Usoo Dhaweeyay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacab Weynaha Degmada Sheekh Iyo Burco Oo Si Balaadhan Usoo Dhaweeyay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
https://youtu.be/TrEo-SBpBuA
Berberatoday.com...
Tuesday, December 20, 2016
-
Daawo Muuqalka”Shirweynaha Heer Qaran Ee Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Hargeysa Ka Furmay Iyo Madaxweyne Siilanyo Iyo Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shirweynaha Heer Qaran Ee Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Hargeysa Ka Furmay Iyo Madaxweyne Siilanyo Iyo Musharax Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/cX0UMADe0cc?t=125
 ...
Sunday, December 18, 2016
-
Xaruntii Guud Ee Xisbiga Ucid Kulahaa Gobolka Saaxil Oo Astaamihii Xisbiga Ucid Laga Rogay Iyo Calankii Xisbiga Kulmiye Oo La Sudhay+ Daawo Sawirada Labada Wakhti Ee Kala Duwan
Berbera(Berberatoday.com)-Xaruntii guud ee Xisbiga Ucid lahaan jiray Gobolka Saaxil oo sida la sheegay uu maamulkeeda iyo maalgalinteedaba lahaa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Musharixii hore ee Xisbiga ucid ayaa maanta sirasmiya l...
Friday, December 16, 2016
-
Cabdi Ismaaciil Samater Xaalkiisu Waa Doofaar Abidkii Ma Daahiro”Berberatoday.com Staff
Chicago (Berberatoday.com)-Meeshu waa madal lagu sheegay in lagu soo bandhigayo book ay wadajir u qoreen Cabdi Ismaaciil samater iyo walaakii Axmed ismaaciil Samater , laakiinse lagu qoray magaca Cabdi ismaaciil samater si aanu Ax...
Friday, December 16, 2016
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Qoraa Yasin Gunti Xume Oo Ah Ninkii Sameeyay Heestii Xisbiga Ucid Ee Waxna Wuu Ogyahay Waxna Wuu Arkaa Oo Faalo Ka Bixiyay Sababta Uu Heesta Usameeyay Iyo Macnaha Ay Xambaar Santahay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Abwaan Qoraa Yasin Gunti Xume Oo Ah Ninkii Sameeyay Heestii Xisbiga Ucid Ee Waxna Wuu Ogyahay Waxna Wuu Arkaa Oo Faalo Ka Bixiyay Sababta Uu Heesta Usameeyay Iyo Macneheeda
https://youtu...
Thursday, December 15, 2016
-
Daawo Oo Dib-U-Milicso Hadalladii Adkaa Ee Madaxwayne Marxuum CIGAAL Hawada U Mariyey Xiligii Sucuudiga Iyo Dawladaha Kale Ee Carabtu Joojiyeen Xoolaha Soomaalida
“Ha nagu kalifina inaanu idin ka tashano, idinma naqaano, idinma ogin, idiinma ictiraafsanin inaad Diintayada ka tihiin masuul, ee waxaan idiin naqaanaa kuwo nagu Kibraya..” Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
H...
Thursday, December 15, 2016
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiintii, Madax Dhaqameedkii, Aqoonyahankii Iyo Haweenkii Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Xaflada Uu Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Kaga Dhawaaqay Inuu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiintii, Madax Dhaqameedkii, Aqoonyahankii Iyo Haweenkii Hadalada Ka Jeediyeen Xaflada Uu Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Kaga Dhawaaqay Inuu Xisbiga Kulmiye Ku Biiray
https://youtu...
Wednesday, December 14, 2016
-
“Dabciga Siyaasada Ayaa Ku Faraya In Aad Marmarka Qaarkood Dagto Godkii Lagaa Qaniinay, Markaa Waxan Maanta Go,aan Ku Gaadhay Inaan Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Dhiso”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-“Dabciga Siyaasada Ayaa Ku Faraya In Aad Marmarka Qaarkood Gasho Godkii Lagaa Qaniinay, Markaa Waxan Maanta Go,aan Ku Gaadhay Inaan Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Dhiso”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
ht...
Wednesday, December 14, 2016
-
“Waxan Utagay Xisbi Ay Wan Iyo Waraabe Ku Wada Sawiran Yihiin, Iyo Nin Sujuud Leh Oo Insha Allahu Tacaalaa Ku Shaqaysta”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen”Daawo Muuqaal Dhamaystiran
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka"Khudbadii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ka Jeediyay Fagaaraha Berbera Oo Dhamaystiran Iyo siro Badan Oo Faysal Waraabe Lahaa Oo Uu Banaanka Soo Dhigay
https://youtu.be/DTYcb9U3...
Tuesday, December 13, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|