-
Daawo Muuqaalka”Waalidiinta Inan Yar Oo Kalida Looga Saaray Wiil Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexan Oo Sheegay Inuu Khiyaameyey Inanta Yar Iyo Fadeexadii Qarniga Oo Ka Dhalatay
Burco(Berberatoday.com)-Waalidiinta Inan Yar Oo Kalida Looga Saarayo Wiil u dhalay Cali Mareexan Oo Sheegay Inuu Khiyaameyey kuna kaxaystay Si qarsoodi ah si kalida Loogu galiyo Inan u Dhalay Wasiirka hawlaha guud oo labada kaly...
Tuesday, August 23, 2016
-
Daawo Muuqalka”Ururka Kulan Oo Cisbataalka Dhimirka Ee Berbera Ugu Deeqay Furshaanta Lagu Seexdo Iyo Taangi Biyood 40 Foosto Qaada Oo Ay Udhiseen
Berbera(Berberatoday.com)-Ururka Kulan oo ka dhisan dalka Debediisa dalka Gudihiisana xarumo kuleh kana shaqeeya caawinta dadka tabaalaysan ee kujira Cisbataalka Dhimirka ama Maskaxda ee Berbera ayaa maanta Cisbataalkaas ku wareej...
Monday, August 22, 2016
-
“Cali Xoorxor Bidixda Ayuu Wax Ku Saxeexaa, Bidixdiisu Way Barakaysantahay Somaliland Oo Dhami Waa Ka Markhaati”Mayar Cabdalle Maxamed Carab Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Cali Xoorxor Bidixda Ayuu Wax Ku Saxeexaa, Bidixdiisu Way Barakaysantahay Somaliland Oo Dhami Waa Ka Markhaati"Mayar Cabdalle Maxamed Carab
https://youtu.be/TAcn_Yuw9Lo
...
Sunday, August 21, 2016
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Xilwareejiintii Maareyaha Cusub Ee Dekeda Berbera Iyo Weedhihii Dhaxal Galka Ahaa Ee La Huwiyay Maareyaha Xilka Wareejinaayay
Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Dhamaystiran Xilwareejiintii Maareyaha Cusub Ee Dekeda Berbera Iyo Weedhihii dhaxal Galka Ahaa Ee La Huwiyay Maareyaha Xilka Wareejinaayay Cali Xoorxor iyo amaantii layska wada daba maray...
Sunday, August 21, 2016
-
Daawo Muuqalka”Khudbadii Uu Maareye Cali Xoorxor Ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Maamulka Dekeda Berbera Iyo Lacag Afar Milyan Iyo Sagaal Boqol Oo Kun Oo Dollar Oo Uu Ku Wareejiyay Maamulka Cusub
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Khudbadii Uu Maareye Cali Xoorxor Ka Jeediyay Xafladii Xil Wareejinta Maamulka Dekeda Berbera Iyo Lacag Afar Milyan Iyo Sagaal boqol oo Kun Oo Dollar Oo Uu Ku Wareejiyay Maamulka Cusub
...
Sunday, August 21, 2016
-
Maxbuuskii Sadexaad Oo Mudo Laba Bilood Gudoheeda Caafimaad Daro Ugu Geeriyooday Jeelka Weyn Ee Berbera Iyo Xaalada Jeelka Oo Laga Dayrinayo
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa maanta galinkii danbe ku geeriyooday Xabsiga weyn ee Berbera Marxuum Lagu magacaabi Jiray Maxamed Caraale Muuse Ducaale oo kamida ahaa Maxaabiista ku xidhan xabsiga weyn ee Berbera islamarkaana ku Xu...
Thursday, August 18, 2016
-
Daawo Oo Dib U Xasuuso Wayihii Siyaasadeed Ee Soo Kala Dhex Maray Madaxweyne Siilanyo Iyo Muuse Biixi + Weedhihii Qadhaadha Ee Warbaahinta La Isku Mariyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Oo Dib U Xasuuso Wayihii Siyaasadeed Ee Soo Kala Dhex Maray Madaxweyne Siilanyo Iyo Muuse Biixi + Weedhihii Qadhaadha Ee Warbaahinta La Isku Mariyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqa...
Tuesday, August 16, 2016
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay Maareyaha Cusub Ee Dekeda Berbera Iyo Weedhihii Dardaaranka Ahaa Ee Lagu Qaabilay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay Maareyaha Cusub Ee Dekeda Berbera Iyo Weedhihii Dardaaranka Ahaa Ee Lagu Qaabilay
https://youtu.be/oXsMS4QK810
Berberatoday.com...
Tuesday, August 16, 2016
-
Degaamada Udhexeeya Berbera Iyo Hargeysa Oo Sibalaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Maareyaha Cusub Ee Dekeda Berbera+Daawo Sawirada
Berbera(Berberatoday.com)-Shacabweynaha kudhaqan Deegaamada Jidka isku Xidha Degmad Laasgeel(Dacarbudhuq)iyo ilaa Berbera ayaa saaka soo dhaweyn balaadhan ku qaabilay Maareyaha Cusub ee Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir oo kasoo k...
Tuesday, August 16, 2016
-
War Deg Deg Ah”Madaxweyne Siilanyo Oo Xil Ka Qaadis , Magacaabis Iyo Isku Bedel Ku Sameeyey Xukuumadiisa Iyo Maareeyihii Dekeda Berbera Oo Kamida Masuuliyiinta Xilkii Laga Qaaday
Hargeysa(Berberatoda,com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Caawa isku shaandhayn ku sameeyey Xukuumaddiisa, isla markaana beddelaad iyo Xilka-qaadis Masuuliyiin Xukuumadda ka tirsanaa, halka uu Masu...
Monday, August 15, 2016
« Previous Page — Next Page »