-
Wargeyska Afdheer Ee The Indian Ocean News Leter Oo Cadeeyay In Dekeda Macmalka Ah Ee Ceel Garde Laga Dhisayo Loogu Talagay Inay Argagixisada Iyo Kooxaha Xagjirka Ahi Isticmaalan Iyo Xirsi Oo Lala Xidhiidhiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Kooxaha sirdoonka ee Itoobiya iyo dawladaha Reer Galbeedkuba waxa si dhaw ula socdaan oo isha kuhayaan dhaqdhaqaaqa Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ahaa Wasiirkii hore Madaxtoyada Somaliland oo markuu ka fash...
Sunday, February 28, 2016
-
Hargeysa Dhacdo Layaable”Wiil Yar Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xaday Iyo Sidii Loo Galay”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyey ay dalka ku soo kordhayeen carruurta yar yar ee la xado, ayaa Wiil aad u yar oo degan Xaafada Macalin Haruun ee Hargeysa, wuxuu telefishanka HCTV uga war bixiyey dhacdo ...
Sunday, February 28, 2016
-
Daawo Muuqalka”Shirweyne Ganacsi Oo Berbera Uga Furmay Dalalka Somaliland Iyo Itoobiya Iyo Barxad Weyn Oo Lagu Keydin Doono Badeecadaha dalka Itoobiya Dekeda Uga Soo Daga Oo La Dhagax Dhigay
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa Maanta magaalada Berbera ka furmay shirweyne socon doona mudo sadex maalmooda oo lagaga Hadlaayo sidii loo dardar Galin lahaa xidhiidhka anacsi ee udhexeeya Dalalka Somaliland iyo Itoobiya, shirweyna...
Saturday, February 27, 2016
-
AWDAL: Warbixin Soo Bandhigtay Xaaladda Haween Nolosha Qoysaskooda Ku Debbara Kuulinimo, Lacagta Ay Ku Shaqeeyaan Maalintii Iyo Waxa Ku Kelifay”Akhriso Muuqalna Ku Daawo
“25 sano ayaan kuuli ka shaqeynayay, Mudadaasina Odeygeygu Dhakhtarbuu yaalay.”Hooyo ku nool Boorama
Boorama(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku nool Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama, ayaa ku shaqeeya xi...
Saturday, February 27, 2016
-
Ma Runbaa In Dib Udhaca Doorashada Somaliland La Xidhiidho Doorashada Federaalka Somaliya?
Suxufi Simon Allison oo ka qeyb qaatay barnaamijka News Makers oo lagu falanqeenayey xaalada siyaasadeed iyo doorashada dhawaan dalka ka dhici doonta, ayaa sheegay in Diblumaasiyiin reer Galbeed ah u xaqiijiyeen in ay ku cadaadi...
Friday, February 26, 2016
-
Wasiir Cali Waran Cade Oo Lagu Edeeyay Inuu Dekeda Berbera Kuxanibay Gaadiid UN-Tu Leedahay”Cali Waran Cade Waxa Uu Igu Yidhi Afarta Baabuur Ee UN-ta Mid Kamida Aniga Isii Hadii Kale Dekeda Ka Biximaayan”Axmed Cali Ubaxle”Daawo Muuqalka”
Berbera(Berberatoday.com)-Axmed Cali Ubaxle oo kamid ah Ganacsatada Reer Somaliland horena u ahaan jiray Wasiirkii Warshadaha ee Xukumadii Udub ee Dahir Rayaale hogaamin jiray ayaa eedeyn usoo jeediyay Wasiirka wasaarada arimaha ...
Thursday, February 25, 2016
-
Daawo Muuqalka”Dhismaha Dekedii Ceel Garde Oo Dib Loo Bilaabay Iyo Xukumada Oo Ka Badhhedhay Dhismaha Dekedaas Gacana Ka Geysanaysa
Berbera(Berberatoday.com)-Dhismaha Dekedii Macmalka aheyd ee Ceel Garde ayaa sirasmiya loo bilaabay iyada oo Xukumada Somaliland ka badheedhay dhismaha Dekedaas beesha Madaxweyne Siilanyo katana qeyb qaadanayso dhaqaale lasoo mari...
Thursday, February 25, 2016
-
War Deg Deg Ah Xukumada Somaliland Oo La Sheegay Inay Dekeda Berbera Kireysay
Berbera(Berberatoday.com)-War Rasmiya Laga helay Xukumada Somaliland ayaa sheegaya in Dekeda magaalada Berbera laga kireeyay rag kasoo jeeda dalka isutaga imiraatka Carabta oo sheegtay inay yihiin shirkado ka shaqeeya horumarinta ...
Wednesday, February 24, 2016
-
DaawoKhudbadii Wasiir Cukuse Ku Sagootiyey Wasaaradda Warfaafinta & Guulihii Waxqabad ee u Hirgalay
Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahi...
Tuesday, February 23, 2016
-
Afhayeenkii Hore Madaxtooyada Somaliland Oo Tahriib Ku Galay Yurub
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa la sheegayaa in uu dalka ka tahriibay, ka dib markii uu dhawaan u anba baxay Dalka Turkiga.Dhuxul
...
Tuesday, February 23, 2016
« Previous Page — Next Page »