Qaliin Aad U Layaab Badan Oo Ay Fuliyeen Dhakhaatiirta Dalka Hindiya !
Haydarabad(Berberatoday.om)-Dhakhaatiir Dalka Hindiya qaarkood ayaa fuliyey Qaliin aad u layaab badan oo aan hore loo arag, qaliinkaasi oo lagu fuliyey mid ka mid ah Fannaaniinta Dalkaasi ee ku caan baxay garraacista aalada loo ya...