|
Articles
-
Muuse Biixi Muxuu Ku Doorsaday Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Oo Ay Soo Wada Mareen Xiliyo Qadhaadh, Ilaa Maantana Ay Labadooda Guri Isku Xigaan
Muuse Biixi Muxuu Ku Doorsaday Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Oo Ay Soo Wada Mareen Xiliyo Qadhaadh, Ilaa Maantana Ay Labadooda Guri Isku Xigaan
W/Q: Mujaahid Cali Cismaan (Cali Xaraaro)
Murashaxa xisbiga ...
Tuesday, August 23, 2016
-
La-caweyntii Tuse Aw-toosiye Awtilmaame : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
La-caweyntii Tuse Aw-toosiye : Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Xasan Ismaciil Uur-cadde amaba Tuse-aw-toosiye kii aad u taqaano waqti uu ku qiyaasay 1951 ayuu ku dhashay Deegaanka Xagal oo aan Hargeysa ka fogayn sannado yar ka dib ayuu...
Tuesday, August 23, 2016
-
Siyaasad Xumada Xisbiga Waddani Iyo Saadasha Maqan
Nin siyaasad liitaa waa siduu ahaan jireye
Kuwaan saamaha u tumey ayaa qoorta lla ii sudhaye
Hadba waxaan saliilyonayaa seedaha i mudane
Ragii qodaxda ila saari lahaa haadka lagu soorye
Sagag bey ku le deen ...
Monday, August 22, 2016
-
Gudoomiyaha Sool Shiine Waa Guulwadde By Abdi Mustafe
Gudoomiyaha Sool Shiine waa guulwadde aan fahansanayn xilka uu hayo. Wuxuu ka mid yahay dadka ay Amina Weris ku ugaadhsato ee ay ku tidhaa Waddani wax ka sheeg.
Xaq uuma laha isagoo badhasaab ah in uu Kulmiyena u adeego halkii ...
Monday, August 22, 2016
-
Wasiirka Wershedaha Oo Afka La Galay Marwada Qaranka, Kuna Eedeyey Inay Dalka Si Hoose U Maamusho,?.Maxaa Keenay Inuu Wasiir Shacayb Fagaare Lasoo Istaago Ceebeynta Marwada.Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wershedaha oo Afka la galay Marwada Qaranka, kuna eedeyey inay Dalka si hoose u Maamusho,?. Maxaa Keenay Inuu Wasiir shacayb Fagaare lasoo Istaago Ceebeynta Marwada..
Daawo:Wasiir ka mida...
Sunday, August 21, 2016
-
Jaamacadahii Somaliland oo noqday Tusbax Furmay, Waxaan leeyahay Jamacadihii way bateen Tayadoodiina way hooseysaa ee kor ha loo qaado. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Jaamacaduhu waa goobaha ay cilmiga iyo caqliga cokani ku gadhoodhaan kuna kulmaan , taas oo noqota goob aqoonta lagu falkiyo, lagu hufo oo lagu curiyo laguna baro ubadka u ooman cilmiga. Aqoontu waa ruuxiyaadka hogaamisa binu aad...
Sunday, August 21, 2016
-
Hadii Doorasho Dhacdo Maxaa Faa,iido Ah Ee Dalku Helayaa”Qalinkiii Khadar Maxamed Askar
Anigo khaddar mahamed Askar Aahna muwadin ku dhashay kuna so guray gayiiga somaliland . Waxan iswaydiyay hadi doorasho dhacdo maxa laga fa.iido Ah ee wadanka keeni karta. Waxan xasuustay xiiligi u tartamayay siraanyo iyo qawlki be...
Sunday, August 21, 2016
-
WAXA LAGU XUSUUSAN DOONAA IN UU AHAA, DUBIHII ASKARTII KACAANKU LA DHACAYSAY SHACABKA SOOMALIYEED.
WAXA LAGU XUSUUSAN DOONAA IN UU AHAA, DUBIHII ASKARTII KACAANKU LA DHACAYSAY SHACABKA SOOMALIYEED.
-----------
ILAAHAY HA U NAXARIISTO, U DIIDI MAAYO RAXMADDA RABBI.
WAXA UU AHAA ASKARI CIILAN, OO SI KHALDAN UGA AAR GOOST...
Saturday, August 20, 2016
-
Shaqaalaha Dekeda Berbera waxay xaq u leeyihiin in ay ka doodaan si Dimuqraadi ah oo salmi ah saameynta ay Wareejinta Dekedu ku leedahay noloshooda. qalinkii A/rahman fidhinle UK.
Shacabka reer Saaxil gaar ahaan shaqaalaha Dekedu waa in aanay weysada dhawran ee ay danahooda gaarka ah ka hadlaan si cokan oo Dimuqraadi ah oo nabad ah.
Dhuuxa iyo duxda dimuqraadiyadu waxay koobaysaa in shaqsi kastaa xor...
Wednesday, August 17, 2016
-
Maxaad Ka Ogtahay Saami-qaybsiga Shaqaalaha Iyo Xilalka Kale Ee Ka Jira Madaarka Cigaal
5. Saami-qaybsiga shaqaalaha iyo xilalka kale ee ka jira Madaarka Cigaal, Wasaaradda Duulista Hawada iyo guud ahaan Haayadaha ka hawl-gala Gegada diyaaraduhu waxa uu duudsi ku yahay ummadda Somaliland. Taasna waxa masuul ka ah Was...
Tuesday, August 16, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|