|
Articles
-
Lixda Goobood 5 Waa Awdal Midina Waa Saaxil, Cismaan Cabdi Haybe
Lixda Goobood 5 Waa Awdal Midina Waa Saaxil, Cismaan Cabdi Haybe
Wixii dad ku heshiiyaan waa sharci. In wixii lagu heshiiyey sidii loogu heshiiyey u fulaana waa cadaallad. Hadii wixii lagu heshiiyey fuliwaayaana sharcigu wuu jaba...
Saturday, September 10, 2016
-
Abaalka Ogaada Inuu Yahayba”Qalinkii Abdulahi Nur Colombo
Sida la wariyo xilligii dawladii uu Madaxweynaha ka ahaa Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre ay ka talinaysay Soomaaliya goobaha shaqo ee aadka loo hiigsan jiray waxa ka mid ahayd warshadii Sibidhka ama Shamiintada ee Berber...
Friday, September 9, 2016
-
Xafladii Xalay Ee Baashe Morgan Iyo Colkii Uu Hogaaminaayay Ku Qabsadeen Hutel Green Plaza Oo Fajac Galisay Bulshada Iyo Fadeexadii Dulhognaysay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafladii Habeenkii xalay ay Hutel Green Palaza kuqabsadeen colkii Dekeda Berbera soo dhaxal wareejiyay ee uu hogaaminaayay Wiilka Madaxweyne Siilanyo sodoga Uyahay ee Baashe Morgan ayaa fac iyo amakaaga ...
Friday, September 9, 2016
-
Qisada Injineerkii Talyaaniga Ahaa Ee Lacagtii Uu Hoteelka Ugu Dhisayay Kala Baxsaday Qoyskii Siyaad Barre W. Q Prof Gaaxane Guuleed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakhtiyadii ay sii burburaysay awoodii Maxamed Siyaad Barre, ayaa mid ka mid ah xaaskiisii waxay bilowday inay hotel balaadhan dhismihiisa ka bilowday duleedka Muqdisho, gaar ahaan dhinaca xeebta Liido e...
Friday, September 9, 2016
-
Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u dhiganta $2133.”Qalinkii Abdikarin ahmed Mooge
Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u d...
Thursday, September 8, 2016
-
Daawo, Rooda cabdi muuse oo Deeq gaadhsiisey dhalinyarada sportiga berbera iyo qalab kaluumeysi
Daawo, Rooda cabdi muuse oo Deeq gaadhsiisey dhalinyarada sportiga berbera iyo qalab kaluumeysi
https://youtu.be/22euPWb1tGI...
Thursday, September 8, 2016
-
Dimuquraadiyadi Ma Jirto, Hadii aanay Jirin Saxaafad Xor ahi!. Bye Prof. Ahmed Azhari
Distoorka Qaranka Somaliland, wuxuu si cad u qeexayaa in Saxaafadda Somaliland tahay mid xor ah oo madaxbanaan. Saxaafadda iyo Warbaahinta kale waxay kamid yihiin Xoriyaadka aasaasiga ah ee Ragi dhiibashada.
Saxaafadda ...
Thursday, September 8, 2016
-
“Xisbiga Waddani Ma Ka Ridan Kara Xukunka Dalka Xisbi Xaakimka Kulmiye? Eng. Baashe Cabdi Gaboobe
Xisbiga Waddani ma ka ridan kara xukunka dalka xisbi xaakimka Kulmiye?
Waxa soo dhaw 27 March 2017 oo ah waqtigi maxkamadda sare go’aamisey in la qabto doorooshada lamaanan ee golaha wakiiladda iyo madaxtooyada Go’ankaaso ku...
Wednesday, September 7, 2016
-
Daawo, Salaad cali jeele oo noqdey siyaasiga ugu shactirada badan soomaaliya iyo Khudbad jaanta la wadhay oo muqdisho ka jeediyey
“Musuqmaasuqu Bani Aadamka ayuu ka bilaabmaa, Tusaalle ahaanna Caddaalad-darrada Waagan {Xilligan} inna soo wajahaysa ee Mustaqbalka innagu soo socota waxaa ka mid ah…”
++++++++
“NGO-yadu dadka laga tirada badan yahay ay...
Wednesday, September 7, 2016
-
Fadeexadaha qaawan ee dhaawici kara jiritaanka Dimuqraadiyada Curdinka ah ee Somaliland hadii aan dhakhso loogu gurman . Qalinkii A/rahman fidhinle UK
1- Xukuumadii iyo Golayaashii Sharci dejinta oo Maandheykoodii uu dhaamay:
Somaliland waa dawlad aan la ictiraafin oo lugo jilicsan ku taagan taas oo hadana xili waqtiyeedkeedii iyo maandhaytkii uu shacabku doortay ay dhamaa...
Tuesday, September 6, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|