Talaabada Tan Xigta, Iyo Talada UCID. M. Haaruun.
“Tacabkii ba waa sida fircoon, tab iyo diinaade.
Ha targaafo sida toojo geel, tuurin baw qorane.” J C Haabiil.
Hambalyo kooxda garyaqaanada ah ee UCID. Iyaka oo ka duulaaya tilmaamihii ka soo baxay shir-hawleed...