|
Articles
-
“Heshiiska Dekada Berbera Waxuu U Egyahay Mid Maalin Arbaca Goonyaad Ah Dhashay.. Awr Xamilkii Wuu Qaadaa Laakiin Xadhig Qaloocanse Ma Qaadee”Siyaasi Cali Kubad.
"waxa reer Somaliland laga dhaadhiciyey inuu heshiisku yahay maalgashi ay DP world Somaliland gashaynayso, sidaas baa lagu soo marayey golihii wakiilada iyadoo loo adeegsadey dhaameel faro badan, oo ay si fool xu...
Sunday, September 4, 2016
-
FAD GALBEED, Waa Maansadii Ilahay Ha Unaxariistee Abwaankii Weyna Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) 1978
Gabbal-dhaca cadceed-yahay
U sii faano-guratee
Casar gaaban liiqii
Godka weeraraysaa!
Go'e fuley miyaad tahay?
Waa maxay garmaamadu?
Ma googooska sagalkiyo
Gamasyada shucaacaa,
Gaade kaa horreeyiyo
Gurigaad ku hoyan...
Friday, September 2, 2016
-
Ku lahaa xajka ayaa aan tagayaa! Oo xajka miyaa la qaribayaa? Xajkiisu waa tiro beelay, cimrona hadalkeedaba Daa”Qalinkii Maxamed Haaruun Biixi
Ku lahaa xajka ayaa aan tagayaa! Oo xajka miyaa la qaribayaa? Xajkiisu waa tiro beelay, cimrona hadalkeeda ba dhaa! Ma ogi sababta u ugu waashay. Taloow ma in uu maalin kasta xaaraan iyo xoolo aanu lahayn oo xun, oo si xun ku soo ...
Thursday, September 1, 2016
-
Galabta Salaadii Casar Iyo Mucjisadii Ka Dhacaday Masjidka”Qalinkii Kayse Axmed Digaale.
"Waxaan ku ordayay dhinaca Masaajidka xaafada si aan u gaadho tukashada salaadi casar , oo anigoo hurda la eedaamay, markaan ku dhowaa albaabkii masjidka balse wali galin ,ayaan maqlay Qaylo ah "Laa ilaahay ilaalaa ,laa ilaahay il...
Wednesday, August 31, 2016
-
DAWOOYINKA LA ISKU CADDEEYO IYO KHATARTOODA CAAFIMAAD-QALINKII: DR. ABDIRAHMAN M. OSMAN
Hordhac
Dawooyinka la isku cadeeyo waa qaar hoos u dhiga xadiga midab sameeyahay jidhka bini’aadamka ee loo yaqaano (melanin), waxaana badi loo isticmaalaa ciladaha ku dhaca maqaarka sida fin doobka, waji coodh coodhka, i...
Wednesday, August 31, 2016
-
“INNAGA CIISE-OW WAXBAA INNAGA DHEXEEYAY, LAAKIIN NIMANKAA REER AWDAL IYAGU BAROORTOODU ORGIGA WAY KA WEYN TAHAY”
argeysa (Berberatoday.com) Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabbeyso ayaa ka hadlay deegaannada caasimada Hargeysa ee sida weyn loogu kala aragtida duwan yahay in laga qabto diiwaangelinta doorashooyinka iyo sidoo kale gobolladii lak...
Wednesday, August 31, 2016
-
Daawo Xisbiga UCID Laanta UK- Oo Ka Jawaabay nin sheegtay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID
Daawo Xisbiga UCID Laanta UK- Oo Ka Jawaabay nin sheegtay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID
...
Wednesday, August 31, 2016
-
Garnaqa Khilaafka Ucid ee Horyaala Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Waa Imtixaankii Ugu Weyna ee Lagu Ogganayey Garsoorka Cadaaladdiisa Iyo
Waxa in muddo ah Maxkamadda sare ee dalka hortaalay dacwad aad u xaasaasi ah, taasoo Bulshada Somaliland si weyn u da’naynayso, isla markaana ku taxaluqda khilaaf soo kala dhexgalay madaxda ugu sareysaa Xisbiga Ucid oo laba gara...
Wednesday, August 31, 2016
-
Daawo Muuqalka”Hees Fanaanka Maxamed BK Uqaadayo Baashe Morgan Iyo Xaaskiisa Luul Siilanyo+Cashuurtii Wadhatada Masaakiinta Ah Laga Soo Ururiyay Oo Abaalmarin Heesod Loo Bixinayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hees Fanaanka Maxamed BK Uqaadayo Baashe Morgan Iyo Xaaskiisa Luul Siilanyo+Abaalmarin Lagu Bixiyay Oo Su,aal Dhalisay iyo Cashurtii Wadhatada laga ururiyay oo Qoyska reer Siilanyo Heeso k...
Tuesday, August 30, 2016
-
Dr Shiine Cabdi Barkhadle Oo Tacsi Udiray Ehelada Iyo Qoyskii Uu Ka Geeriyooday Marxuum Maxamed Faarax Xirsi
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyihii Hore ee Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Ahaana Jiray Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil dr Cismaan Cabdi Barkhadle(Shiine)ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyay Shabakada Wararka Berberat...
Tuesday, August 30, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|