-
Daawo, Rooda cabdi muuse oo Deeq gaadhsiisey dhalinyarada sportiga berbera iyo qalab kaluumeysi
Daawo, Rooda cabdi muuse oo Deeq gaadhsiisey dhalinyarada sportiga berbera iyo qalab kaluumeysi
https://youtu.be/22euPWb1tGI...
Thursday, September 8, 2016
-
Dimuquraadiyadi Ma Jirto, Hadii aanay Jirin Saxaafad Xor ahi!. Bye Prof. Ahmed Azhari
Distoorka Qaranka Somaliland, wuxuu si cad u qeexayaa in Saxaafadda Somaliland tahay mid xor ah oo madaxbanaan. Saxaafadda iyo Warbaahinta kale waxay kamid yihiin Xoriyaadka aasaasiga ah ee Ragi dhiibashada.
Saxaafadda ...
Thursday, September 8, 2016
-
“Xisbiga Waddani Ma Ka Ridan Kara Xukunka Dalka Xisbi Xaakimka Kulmiye? Eng. Baashe Cabdi Gaboobe
Xisbiga Waddani ma ka ridan kara xukunka dalka xisbi xaakimka Kulmiye?
Waxa soo dhaw 27 March 2017 oo ah waqtigi maxkamadda sare go’aamisey in la qabto doorooshada lamaanan ee golaha wakiiladda iyo madaxtooyada Go’ankaaso ku...
Wednesday, September 7, 2016
-
Daawo, Salaad cali jeele oo noqdey siyaasiga ugu shactirada badan soomaaliya iyo Khudbad jaanta la wadhay oo muqdisho ka jeediyey
“Musuqmaasuqu Bani Aadamka ayuu ka bilaabmaa, Tusaalle ahaanna Caddaalad-darrada Waagan {Xilligan} inna soo wajahaysa ee Mustaqbalka innagu soo socota waxaa ka mid ah…”
++++++++
“NGO-yadu dadka laga tirada badan yahay ay...
Wednesday, September 7, 2016
-
Fadeexadaha qaawan ee dhaawici kara jiritaanka Dimuqraadiyada Curdinka ah ee Somaliland hadii aan dhakhso loogu gurman . Qalinkii A/rahman fidhinle UK
1- Xukuumadii iyo Golayaashii Sharci dejinta oo Maandheykoodii uu dhaamay:
Somaliland waa dawlad aan la ictiraafin oo lugo jilicsan ku taagan taas oo hadana xili waqtiyeedkeedii iyo maandhaytkii uu shacabku doortay ay dhamaa...
Tuesday, September 6, 2016
-
Xajka Xoolo Dadweyne Ma Lagu Tagi Karaa ? Su’aal Muhiim Ah. Faalo Berberatoday.com Staff Writer
Hargeysa(Berberatoday.com) Xajku waa Tiir kamida 5 tiir ee diinteena suuban ee islaamka , xajku waa waajib alle laynoona jideeyay inaan soo gudano nolosheena halmar hadii aan karno .
Hadaba xajka baryahan danbe waxaa layska ind...
Tuesday, September 6, 2016
-
DAAWO: Maxay Hablaha Diyaaradaha Ka Shaqeeyaa Gacmaha Dhabarka Dambe u Mariyaan (Xogta Dahsoon)
DAAWO: Maxay Hablaha Diyaaradaha Ka Shaqeeyaa Gacmaha Dhabarka Dambe u Mariyaan (Xogta Dahsoon)
https://youtu.be/zWx-r4XwU00
...
Tuesday, September 6, 2016
-
Arin Mucjiso Iyo Naxdin: Caruurta Somalida London Oo La Sixrayo Iyaga Oo Dariiqa Soconaya + Halkan Ka Eeg (VIDEO)
Arin Mucjiso Iyo Naxdin: Caruurta Somalida London Oo La Sixrayo Iyaga Oo Dariiqa Soconaya
...
Tuesday, September 6, 2016
-
“Anigu Waxan leeyahay Ina Cali Waraabe Hadii arinta Heshiiska DP World uu si toos ah iyo si dadban mid uun ugu lug leeyahay arlo dhimatay..ogaada wax uu ku dhex jiro Ina Cali Waraabe oo khayrba laga malaysan karaa ma jiro eh” Cali guray
"Faysal markii hore la inooma sheegin inu ka mid ahaa waftiga. Hore wuxu inoogu sheegay inu isagu u dhexeeyay Madaxwaynaha Somalia iyo xukuumadeena oo weliba isagu ahaa ninka Xasan Sheekh ka iibiyay mashruucan ee ogolays...
Monday, September 5, 2016
-
Agsaasimaha Wasarada Cayaraha Masuul Gabay Xilkii Qaran oo Xabaalay Rajadii Dhalinyarada Somaliland iyo Sports’ka.
Agaasimaha Wasaarada Cayaaraha Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye, oo Mudo Afar sano ah Wasaarada Cayaaraha Somaliland ka ahaa Agaasime Guud ayaa tan iyo markii loo magacaabay Wasaradaasi ay Dul hoganaya...
Sunday, September 4, 2016
« Previous Page — Next Page »