|
Articles
-
Jawaabtii Madaxtooyada, iyo jiibtii Faysal..Afarta qodob ee madaxtooyada laga soo saaray, ee doorashada ku saabsan Hadii la soo koobo, laba kalmadood uun baa ay ku soo ururaysaa”Qalinka: Maxamed Haaruun
Jawaabtii Madaxtooyada, iyo jiibtii Faysal..Afarta qodob ee madaxtooyada laga soo saaray, ee doorashada ku saabsan Hadii la soo koobo, laba kalmadood uun baa ay ku soo ururaysaa"Qalinka: Maxamed Haaruun
11 September, 20...
Monday, September 12, 2016
-
“Wareegtada Madaxweynuhu Soo Saaray Waa Mid is-burinaysa, Arrinka Ucid Waxa Weeye Aqal Ashkato Ku Jiraa Nina Muftaaxiisa Lama Siiyo..Somaliland Waxa Ku Gedaaman Shaki Weyn,Wada-hadalladii Somaliland Iyo Soomaliya Ee Socdayna Weli May Go’in”. Xildh Maxamed Faarax Qabile.
"Awdal oo Somaliland Madaxweyne kasoo noqotay, oo ku xigeen noqotay, ma maanta dib-u-heshiisin lala geleyaa, sharaf dhacbay ku tahay qaranimada Somaliland iyo gooni isku taa-geena… Ururadda Bulshada ra'yidka ah xil Das...
Sunday, September 11, 2016
-
Daawo Muuqalka Ama Dhagayso”Maansada Curad Oo Aqoonyahan Musharax Jamaal Xuseen Inantiisa Uu Dhalay Ee Caasha Uu Utiriyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Ama Dhagayso"Maansada Curad Oo Aqoonyahan Musharax Jamaal Xuseen Inantiisa Uu Dhalay Ee Caasha Uu Utiriyay
https://youtu.be/uzBHVenai3g
Berbera...
Sunday, September 11, 2016
-
Degaanka aanu kazoo wada jeedno inaanay jirin meel beeshu isugu timi oo ay Axmed Cali ubaxle ku dooratay”Aqoonyahan-Mukhtaar Cali
Waxaan doonayaa inaa halkan ugu jawaabo nin ka mid ah degaanka Buuuhoodle iyo wadaamagoo oo lagu Magacaabo Axmed Cali Ubaxle kaas oo sheegay in Beeshu degaankaasi degtaa ay isku raacday in uu isu soo taago Jagada Mushraxnimada Gol...
Saturday, September 10, 2016
-
The Berbera port deal is illegal, corrupt, conspiracy against sovereignty of Somaliland, has hidden agenda, based on false information, involve kickbacks and benefit to few pockets in the expanse of the majority.
he Berbera port investment deal is typically preaching good intention while the reality is bad intentions and the main motive of the deal is self-gain in the expanse of four million population which is like crime committed against...
Saturday, September 10, 2016
-
Lixda Goobood 5 Waa Awdal Midina Waa Saaxil, Cismaan Cabdi Haybe
Lixda Goobood 5 Waa Awdal Midina Waa Saaxil, Cismaan Cabdi Haybe
Wixii dad ku heshiiyaan waa sharci. In wixii lagu heshiiyey sidii loogu heshiiyey u fulaana waa cadaallad. Hadii wixii lagu heshiiyey fuliwaayaana sharcigu wuu jaba...
Saturday, September 10, 2016
-
Abaalka Ogaada Inuu Yahayba”Qalinkii Abdulahi Nur Colombo
Sida la wariyo xilligii dawladii uu Madaxweynaha ka ahaa Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre ay ka talinaysay Soomaaliya goobaha shaqo ee aadka loo hiigsan jiray waxa ka mid ahayd warshadii Sibidhka ama Shamiintada ee Berber...
Friday, September 9, 2016
-
Xafladii Xalay Ee Baashe Morgan Iyo Colkii Uu Hogaaminaayay Ku Qabsadeen Hutel Green Plaza Oo Fajac Galisay Bulshada Iyo Fadeexadii Dulhognaysay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafladii Habeenkii xalay ay Hutel Green Palaza kuqabsadeen colkii Dekeda Berbera soo dhaxal wareejiyay ee uu hogaaminaayay Wiilka Madaxweyne Siilanyo sodoga Uyahay ee Baashe Morgan ayaa fac iyo amakaaga ...
Friday, September 9, 2016
-
Qisada Injineerkii Talyaaniga Ahaa Ee Lacagtii Uu Hoteelka Ugu Dhisayay Kala Baxsaday Qoyskii Siyaad Barre W. Q Prof Gaaxane Guuleed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakhtiyadii ay sii burburaysay awoodii Maxamed Siyaad Barre, ayaa mid ka mid ah xaaskiisii waxay bilowday inay hotel balaadhan dhismihiisa ka bilowday duleedka Muqdisho, gaar ahaan dhinaca xeebta Liido e...
Friday, September 9, 2016
-
Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u dhiganta $2133.”Qalinkii Abdikarin ahmed Mooge
Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u d...
Thursday, September 8, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|