-
waxaan leeyahay Axmed Cali Ubaxle malaa laba iyo Tobankaas kun ee uu sheegayaa waa jin is tusay ama wuu ku riyooday’’Maxamed Cawil Sii,arag
Waxaan aad iyo aad ula yaabay ninka lagu Magacaabo Axmed Cali Ubaxle ee sheegtay inuu in Beeshu degaanka Degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamagoo degtaa ay isku raacday in uu isu soo taago Jagada Mushraxnimada Baarlamaanka dalka ka dh...
Friday, September 16, 2016
-
WUU ASIIBAY JAMAL BOOQASHADA QASIRIGA MADAXTOOYADA..Qore Nuuradiin Ibraahin Aw Abdi Nuuradiin Diini
Musharaxa xisbiga UCID mudane jamal Cali Xuseen sida uu sheegay waxa si maamuus sare leh loogu casuumay qasriga madaxtooyada. Waxaanu kulan mihiima la qaatay madaxweyne Axmed Maxamed maxamuud (siilaayo) kulankaasi oo dhi...
Thursday, September 15, 2016
-
(Qeybti 2) Xisbiga Waddani Ma Ka Ridan Kara Xukunka Dalka Xisbi Xaakimka Kulmiye?Eng. Bashe Cabdi Gaboobe
Waxaan qeybti hore qoralkan ku sheegey in dad badan aaminsanyihiin in taageerada xisbiga Kulmiye ku yimid hoos uu dhac weyn marka loo eego waqtigi doorashada madaxtooyada 2010 taaso sabab uu ah iney ka baxeen dad badan oo hormood ...
Thursday, September 15, 2016
-
Khaladaadka Caafimaad ee aynu Galno Xiliga Maydhashada (Xogta Dahsoon) aynu ka Faaidaysano Daraasadan la soo Bandhigay.
Khaladaadka Caafimaad ee aynu Galno Xiliga Maydhashada (Xogta Dahsoon) aynu ka Faaidaysano Daraasadan la soo Bandhigay.
...
Tuesday, September 13, 2016
-
“XIGMADU MA’AHA INAANU DEEQ WAXBARASHO HELAY EE MUHIIMMADU WAA SIDAAN CADDAALAD UGU QAYBIYO!!”
W/Q: Cabdikariin Axmed Mooge
Waa war farxad weyn u leh qarankan in dawlada Ethiopia ay siisay Somaliland deeqo waxbarasho oo dhan 115, waa abaal iyo waxtar weyn, Waxa’se uu warwar naga hayaa in sidii kuwii hore loo musuq-maas...
Tuesday, September 13, 2016
-
Daawo, Baaq uu sheekh Aadan siiro udirey xukuumada iyo Arimihii waqooyiga hargeysa oo uu ka dayriyey
Daawo, Baaq uu sheekh Aadan siiro udirey xukuumada iyo Arimihii waqooyiga hargeysa oo uu ka dayriyey
...
Tuesday, September 13, 2016
-
Wasiir habaynkii saqda dhex marwo Saado dheer caruurteeda lagala dhex baxaayay sacabka tumaayay oo xishoon waayay oo maanta leh xishooda daawo
Wasiir habaynkii saqda dhex marwo Saado dheer caruurteeda lagala dhex baxaayay sacabka tumaayay oo xishoon waayay oo maanta leh xishooda daawo
...
Tuesday, September 13, 2016
-
Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland oo xilka laga qaadaayo laguna bedlaayo……..
Hargeysa,/Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland Prof. Adam Xaaji-Cali Axmed ayaa lagu wada in dhawaan xilka laga qaado, sidaasi waxa shabakada qarannews, u xaqiijiyay ilo ku dhow ...
Monday, September 12, 2016
-
Wariye Lagu Dhaawacay Hargeysa Hanjabaadii Wasiir Maxamuud Xaashi ee la dagaalanka warbaahinta oo dhabwday iyo xisbiga Kulmiye……..
Hargeysa,(Berberatoday.com)-Waxaa caawa fiidkii weerar abaabulan lagu soo qaaday weriye ka tirsan waaxda warfaafinta ee Xisbiga WADDANI. Waxaa weriyahan oo la yidhaahdo Khadar Cabdi Xasan weerar ku soo qaaday afar dhalinya...
Monday, September 12, 2016
-
XANSHASHAQ: SIDEE DADKU WAX U XADAA? (WQ: XASAN CABDI MADAR)
“Ma waxad u malaynaysaa in qufulku gurigaaga ka difaaco tuugta? Kama ilaaliyo, wuxuse ka ilaaliyaa in dadka caadiga ahi ku xadaan?”
Sidaa waxa yidhi nin ka mid ah ragga fura albaabada furayaashu ka lumaan oo la hadlayey nin...
Monday, September 12, 2016
« Previous Page — Next Page »