|
Articles
-
Dekeda Berbera Baashe Cawil Morgan ma wareejin karo
Deked wareejinteeda la diiday ninkii waalan baa u duda.
Horta madaxweynihii Silaanyo halkaa iska dhig oo waxan socda isagu faraha kulama jiro sababtu waxay doonto ha ahaatee, hase yeeshee sadexda qof ee looga taag la’ya...
Wednesday, August 3, 2016
-
Daawo:Maxamuud Xaashow waynu eegi doonaa Beesha ka baxda liiska Beelaha shirkooda qabsan kari waaya,khatar adiga kaa weyn ooDalkani leeyahayna ma jirto!
Daawo:Maxamuud Xaashow waynu eegi doonaa Beesha ka baxda liiska Beelaha shirkooda qabsan kari waaya,khatar adiga kaa weyn ooDalkani leeyahayna ma jirto!
...
Wednesday, August 3, 2016
-
Daawo :“ Waxaan Halkan Ka Ballan Qaadayaa In Aan Guri Ka Dhiso Degmada Balli-Mataan ..” Khadra Daahir Cige.
Daawo :“ Waxaan Halkan Ka Ballan Qaadayaa In Aan Guri Ka Dhiso Degmada Balli-Mataan ..” Khadra Daahir Cige.
...
Monday, August 1, 2016
-
XUBNO WASIIRO AH OO DOONAYA INAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA KU QANCIYAAN MAALGASHIGA IYO SHAQAALE WAYNAHA OO KA GAWS ADAYGAY QALINKII HAJI ABDI JAMA ADAN
XUBNO WASIIRO AH OO DOONAYA INAY SHAQAALE WAYNAHA DAKADA BERBERA KU QANCIYAAN MAALGASHIGA IYO SHAQAALE WAYNAHA OO KA GAWS ADAYGAY CIYIGII WAA KA BARYEY NINKII CUNAYBAA KA LIITA XUKUUMADA SOOMALILAND OO WACYIGALIN WAKHTIGEEDI KÁ H...
Monday, August 1, 2016
-
Aniga oo ka mid ah waxgarada bulshada gobalka Saaxil waxaan halkan u muujinaya taageero Suldan Cali Saleeban Mohamed
XIISADAHA SOO NOQONAYA EE GOBALKA SAXIIL
UGUUS CISMAAN ISMACIIL
Aniga oo ka mid ah waxgarada bulshada gobalka Saaxil waxaan halkan u muujinaya taageero Suldan Cali Saleeban Mohamed oo lagula kacay xadhig xaq daro a...
Monday, August 1, 2016
-
Xukumadda ayaa diidan horumarinta iyo mashruuca dekada Berbera hana sheegaan saamiga Morgan iyo qoyskiisu ku leeyihiin Warbixin
Berbera,(Berberatoday.com)- Waxa tan iyo mudooyinkii danbe inagu soo badnaayay dadweyne kala gadisan oo ka qaylinaaya mashruuca lagu wareejinaayo dekada Berbera, ha u badnaadaan reer Saaxil ama Berbera.
Hadaba waxa la is weydii...
Monday, August 1, 2016
-
“Ma Maantey Subeer Awal Iyo Saaxil Laxay Suldaan Suldaan Sheeganaysaa Canaanatey”Oday Nuux Warsame Faarax
Gabiley(Berberatoday.com)-midka kamida odayaasha dhaqanka deegaamada Gabiley oo lagu magacaabo Nuux Warsame Faarax ayaa qoraal uu ugu jawaabayo Suldaan Habaar nasoo gaadhsiiyay ayaa waxa uu Qoraalkiisu udhignaa sidan
"Waxaa wax...
Monday, August 1, 2016
-
Daawo, Eed Culus oo Cabdi Good uu usoo jeediyey xukuumada Siilaanyo + Muxuu Arkey cabdi?
Daawo, Eed Culus oo Cabdi Good uu usoo jeediyey xukuumada Siilaanyo + Muxuu Arkey cabdi?
https://youtu.be/Knfuc43Id38...
Sunday, July 31, 2016
-
Daawo, Sir weyn oo kafakatey laba masuul iyo hadalo aan ladafiri karin oo Dpworld kasoobaxey
Daawo, Sir weyn oo kafakatey laba masuul iyo hadalo aan ladafiri karin oo Dpworld kasoobaxey
halkan hoose kaga bogo muuqaalka warkaas oo faahfaahsan
...
Sunday, July 31, 2016
-
Daawo, Odayaal Hadalo adag kula hadlay xukuumada somaliland iyo shirka baxarasaafka oo uu taageeray + Suldaan cali saleebaan oo ay dalbadeen in si degdega loo soo daayo
Daawo, Odayaal Hadalo adag kula hadlay xukuumada somaliland iyo shirka baxarasaafka oo uu taageeray + Suldaan cali saleebaan oo ay dalbadeen in si degdega loo soo daayo
https://youtu.be/tKceowMREjU...
Sunday, July 31, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|