-
Shariciga caalamaka ay maalgashiga waxa ay maraan maraxlado kala duwan, marka hore waxaa mugdi ku jiraa qaabka ay xukuumada Somaliland ay dabda kaga reexaysa, Qalinkii Hassan Ahmed
Shariciga caalamaka ay maalgashiga waxa ay maraan maraxlado kala duwan, marka hore waxaa mugdi ku jiraa qaabka ay xukuumada Somaliland ay dabda kaga reexaysa, waayo marak ay hishiis maalgashi ay wada galayaan laba dowaladoo ama do...
Friday, August 12, 2016
-
Wax Ka Baro Nolosha Eeyda W/Q : Naasir Meecaad
Aadamigu goor hore ayuu bilaabay inuu dhaqdo Eyda si uu u adeegsado.Muddada ay Eeyadu saaxiibka la ahaayeen dadka waxaa lagu qiyaasaa inay gaadhsiisan tahay 12.000 oo sanno.Tan iyo xiligaas ayuu aadamigu hawlo kale duwan ku qa...
Friday, August 12, 2016
-
Heshiiska Dekadda Berbera Hadaan Qudhun Lagu Ogayn Maxaa Laga Qarinayaa? Qalinkii Cabdi Mohamed
sida aynu wada ognahay waxaa beryahan dambe taagnaa ISSUE dawakhiyay bulshada kaasoo ah Arinka Dekeda Berbera & Shirkada DPWorld waana arin dadku ay ka qaadeen Jahawareer inyar mooyaane isla markaana keentay muran & ismaan...
Thursday, August 11, 2016
-
Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad Aqooneed ku Saabsan Hoggaaminta Iyo Dhaqaalaha ka Jeediyey Jaamacada New Generation Iyo Su’aalo Ardaydu weydiisay Iyo Jawaabo Ku Du’xay Quluubta dhegeystayaasha(Daawo Sawiirada).
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Ucid Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa Cawa Khudbad aqooneed ku duxday quluubta Ardayda ka jeediyey Jaamacada New Generation Faraceeda Magaaladda Hargeysa. Khudbad aq...
Thursday, August 11, 2016
-
“Waxaan Aad Ula Yabay Sababta Ay Xukumaddu Uga Soo Horjeedo Shirka Baxarosaafka Iyada Oo Aad Arkayso In Wasiiro Xukumadda Ka Mid Ahi Ay Ka Qabgalayaan Shirar-beeleedyo Kale”Cabdikariin Axmed Mooge
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge oo kamida dhalinyarada firfircoon ee Somaliland horena usoo noqday Wasiir kuxigeenka Wasaarada qorsheynta qaranka si iskiiyana isaga casilay oo hadana filaaqeeya siyaas...
Thursday, August 11, 2016
-
Kala Qaybin iyo musuq maasuq ay ku Sameysay Safaaradda Somaliland ee Dalka Itoobiya Ardayda Somaliland ee Jaamacadaha Itoobiya Ka Qalinjabinaysay.
Kala Qaybin iyo musuq maasuq ay ku Sameysay Safaaradda Somaliland ee Dalka Itoobiya Ardayda Somaliland ee Jaamacadaha Itoobiya Ka Qalinjabinaysay.
Akhriste waxa is weydiin leh sababta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo wax uga qab...
Wednesday, August 10, 2016
-
Deg Deg:- Xasan Sheekh Oo Magaalada Jig Jiga Gaadhay Amaankiisa Oo Khal Khal Galay + Maxaa Ku Dhacay?
Deg Deg:- Xasan Sheekh Oo Magaalada Jig Jiga Gaadhay Amaankiisa Oo Khal Khal Galay + Maxaa Ku Dhacay? Halkan Ka Akhri
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa gaadhay Casimada ismaamulka Itoobiya ee Jig Jiga waxaana halkaasi ku so...
Wednesday, August 10, 2016
-
BAARLAMANKU WAXUU JEBIYAY XEERKII UYAALLAY GOLAHA, GO’AANKA HESHIISKA DEKEDDUNA MA NOQONAYO ANSAX. WAA IN MAXKAMADDA DASTUURIGA AH LA HORGEEYO.
BAARLAMANKU WAXUU JEBIYAY XEERKII UYAALLAY GOLAHA, GO’AANKA HESHIISKA DEKEDDUNA MA NOQONAYO ANSAX. WAA IN MAXKAMADDA DASTUURIGA AH LA HORGEEYO.
Waxaa ummadda wada gaadhay xoqtii iyo madmadawgii la rabay in ummadda l...
Wednesday, August 10, 2016
-
GABAYGII. QAASIN. BAA. LAGA HAYAA. HABAR SAARLE IYO MARKII TALADA SABIYO LOO DHIIBAY
GABAYAAGII WEYNAA EE QAASIN AYAA WUXUU ARKEY ISLAANTII SIYAAD BARE KHADIIJA MACALIN IYO INANKEY SODOHDA U AHEYD EE INANTEEDA QABEY MAXAMED SICIID MOORGAN OO TALADII WADANKA GACMA GACMAYNAAYA SIYAAD BARENA NOOLYAHAY WUXUU QAASIN YI...
Wednesday, August 10, 2016
-
Qurbo jooga beesha ciise muuse ee waqooyiga ameerika oo taageeray shirka baxarasaafka
Qurbo jooga beesha ciise muuse ee waqooyiga ameerika oo taageeray shirka baxarasaafka
Anagoo ah Qurba joogta beelweynta Ciise Muse ee Waqooyiga Mareykanka ( USA & Canada ).
Waxaanu si buuxda u taageeraynaa Shirka beelweynt...
Wednesday, August 10, 2016
« Previous Page — Next Page »