|
Articles
-
DP World Investment in Berbera Port: Crystal Confusion in Somaliland! BY: Sharmarke Abdi Musse
We put too much faith in oral. The written or ethically spoken word seldom says exactly what the person is intending to say out. At times it is not said is sometimes more powerful than what is told. However, I may not be economist...
Wednesday, August 10, 2016
-
Nasiib Daradda Ku Dhacday Mudanayasheeni Xildhibaankii Shalayb Sida Adag Uga Doodaayay Heshiiska dhaxal wareejinta Dekeda Berbera oo Ugu Gacan Dheeraaday”Qalinkii Mahamed Cali
Waxaad arkaysay Mudane Doodisii Doraad si adag ugu naqdiyay Heshiiska DP World ee la horkeenay Golaha kuna tilmamayay xaraan Maqdaca ah oo ay ceeb ku tahay Golaha in ay ka dodaan qoraal laga soo dheegtay Heshiiska (Summary),...
Wednesday, August 10, 2016
-
Xaflad Habeenkii Xalay Madaxtooyada Lagu Qabtay Oo Laga Seexan Waayat Dhawaaqa Rashka Oo Xarad Beelay Iyo Dekeda Berbera Oo La Qorsheeyay In Magaca Axmed Siilanyo Loo Bixiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-habeenkii xalay ayaa waxa ka dhacay aqalka Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa kulan balaadhan oo loogu xafladaynayo dhaxal wqareejinta Dekeda Berbdera, kulankaas oo ay soo qaban qaabiyeen Beesha Madaxwe...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo Weriya Abdirsaaq Cadosh oo ku dhiiraday wax ka sheega kacdaanka Dalka Itoobiya
Daawo Weriya Abdirsaaq Cadosh oo ku dhiiraday wax ka sheega kacdaanka Dalka Itoobiya
...
Wednesday, August 10, 2016
-
Xikmad af ingiriisi ah ayaa ah “Silent is another answer” “aamusnaantu waa jawaab kale”,
Xikmad af ingiriisi ah ayaa ah “Silent is another answer” “aamusnaantu waa jawaab kale”, naftayda ayaan ku qanciyey in muddo ah inaan gebi ahaanba ka indho saabo siyaasad xumida, mustaqbal xumaanta iyo siyaasi qalo...
Wednesday, August 10, 2016
-
“Nacnacoow marka lagu yidhaahdo Illaahaagu waa kuma, Nebigaagu waa kuma? Siilaanyo..!” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka dayriyay xaalada uu ka suganyahay aqalka golaha wakiilada Somaliland oo uu sheegay in la haysto.
Xildhibaanku waxaa uu sheegay in heshiisk...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo Suldan Wabar oo Horay uga Dayriyay Xaalada Dhulka Boobka Gobolka Awdal iyo Iyo Baraaruga Saladintii Burburisay Kacdoonkii Xooga wayna Ee gobolada Galbeedka+Video
Suldan abiibakar cilmi wabar oo ka mid ahaa salaadiinta waawayn ee gobolka awdal iyo Salal oo horay uga dayriyay maamul xumada iyo sad bursiga beesha dhexe ay ku hayso beesha gadabuursi taas oo hadda markii xeedho iyo fundhaal k...
Wednesday, August 10, 2016
-
Daawo:Maamulkii Khatumo oo Laba Garab u kala Jabay.
Heshiiska Cali khaliif uu lagalay Somaliland ayaa soo dadajiyay kala Jabka maamulka Khatumo iyada oo wasiirka arimaha Gudaha ee maamulka Khatumo iyo inta badan xubnaha Labada Gole ee maamulku sheegay inay kasoo Horjeedaan Heshiisk...
Wednesday, August 10, 2016
-
Fethullah Gulen oo Dowlada Turgigu u Kiis Guratay
Dowladda Turkiga, ayaa sheegtay in toban shisheeye ah ay tallaabo sharciga ah ka qaadeyso kaddib afgambigii dhicisoobay ee toddobaadkii tagay.
Ra’iisul wasaare ku xigenka, Numan Kurtulmus, ayaa sheegay in la baaray tobanka xiri...
Wednesday, August 10, 2016
-
DEKEDA BERBERA: Kalmadii Muuse Suudi Yalaxow Ku Duray Cabdilahi Yusuf Oo Maanta Taagan, Dareenka Ku Xeeran Heshiiska DP World “Aree Wakiiladu Gacantay u Taageene, GEELAHA Maxaa…!
Heshiiska DP World ee Dekeda Berbera oo maanta ay duduub ku ansixiyeen Golaha wakiiladu xaalkiisu waxa weeyi halkeebaa laga marayaa 2 kun ee Shaqaalaha GEELAHA ah oo Berbera Degan oo nin walba hubaysan yahay ayaa l...
Wednesday, August 10, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|