|
Articles
-
Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Siwayn ugu Diyaar garawday Marti Galinta Shirwaynaha Seddexaad ee Laamaha Qaarada Yurub ee Xisbiga oo lagu Qabanayo Magaalada Kassel ee Dalka Germany.
Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Siwayn ugu Diyaar garawday Marti Galinta Shirwaynaha Seddexaad ee Laamaha Qaarada Yurub ee Xisbiga oo lagu Qabanayo Magaalada Kassel ee Dalka Germany.
Kassel (berberatoday.com—)-Masuu...
Monday, August 29, 2016
-
Marwo Reer Gabiley Ah Oo Banaanka Soo Dhigtay Xogo Iyo Macluumaad Sir ah Oo Ay Ka Haysay Khadra Xaji Gaydh
Gudoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Now ee Gobolka Gabiley Haweeya Cabdi Kahin ayaa ka hadashay faro galin ay sheegtay in ay ku hayso agaasimaha madaxtoyadda somaliland khadra xaji gaydh oo kala garan wayday xilka ay qaranka...
Monday, August 29, 2016
-
Talaabada Tan Xigta, Iyo Talada UCID. M. Haaruun.
“Tacabkii ba waa sida fircoon, tab iyo diinaade.
Ha targaafo sida toojo geel, tuurin baw qorane.” J C Haabiil.
Hambalyo kooxda garyaqaanada ah ee UCID. Iyaka oo ka duulaaya tilmaamihii ka soo baxay shir-hawleed...
Sunday, August 28, 2016
-
Daawo Muxaadaro Qiimo badan oo ka hadlaysa Fadliga maalinta Jimcaha iyo Fursadaha ku jira ee Qofka Muslimka ah looga Baahanyahay.
Daawo Muxaadaro Qiimo badan oo ka hadlaysa Fadliga maalinta Jimcaha iyo Fursadaha ku jira ee Qofka Muslimka ah looga Baahanyahay.
...
Friday, August 26, 2016
-
Daawo:-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Hoos-udhac Balaadhan Oo Soo Foodsaarey Waxbarashada Gabiley, Canaan Kulul-na Dusha Usaarey Qurba-Joogta Degaanka Udhalatey.
Daawo:-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Hoos-udhac Balaadhan Oo Soo Foodsaarey Waxbarashada Gabiley, Canaan Kulul-na Dusha Usaarey Qurba-Joogta Degaanka Udhalatey....
Friday, August 26, 2016
-
Maanso-Indha-daalis Curiye: Abwaan Axmed Aw Geeddi
Maanso-Indha-daalis Curiye: Abwaan Axmed Aw Geeddi
Sagal soo indha-kuushiyo
Man ugbaadku tallaaliyo
Waqal soo onkodaayiyo
Ashkirow faraskii iyo
Aydin beel ku carrowdiyo
Ugaas geed ku shiraayiyo
Aroos baal laga...
Friday, August 26, 2016
-
Deg Deg Daawo:-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaamadka Daa,uud Gadhweyne Oo Raalin Buuxda Siiyey Mid kamidaa Dugsiyada Burco Oo Uu Khaladweyn Ka Galay.
Deg Deg Daawo:-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaamadka Daa,uud Gadhweyne Oo Raalin Buuxda Siiyey Mid kamidaa Dugsiyada Burco Oo Uu Khaladweyn Ka Galay.
...
Friday, August 26, 2016
-
DAMACA FAYSAL, DALIILKA XEERKA UCID EE U DIIDAYA INUU MAR 3AAD MUSHARAX NOQDO IYO DURUUFAHA KU XEERAN.
DAMACA FAYSAL, DALIILKA XEERKA UCID EE U DIIDAYA INUU MAR 3AAD MUSHARAX NOQDO IYO DURUUFAHA KU XEERAN.
“Gedgaddoonku Waa Kii Ku Riday, Goorihii Hore’e. Geeddiga In Hore Loo Wadaa, Guusha dhalin-layd”.
Gudoomiyaha Xisbiga...
Friday, August 26, 2016
-
Taariikhda Dhulka Kashmiir Wax ka Ogow Halkaasoo Mudo Dheer Muslimiinta Ku Nool Ay Cadaadis Xoog leh Ay Kala Kulmayeen Dawlada Hindiya
Qeybtii koowaad ee warbixintan waxaan ku hakiyey in Barwaaqda Allah siiyey Kaashmiir ay tahay mid dabiici ah isla markaana joogta ah. Qof kasta oo tagaana wuxuu ku dhawaaqaa Tani waa Jannadii Alleh ee dhulka. halkii ayaan kasi...
Thursday, August 25, 2016
-
Inan tii Nasiibka Xumayd !Qalinkii Suxufi miyaami…
Naciima Abwaan Qorane Waa Gabadha Dhalin Yaraah Oo U Dhalatay Somaliland Kana Soo Jeeda Asal Ahaan Sida Aan Warystay Caasimada Somaliland Ee Hargysa Waligeed Maysan Arag Meel Ka Baxsan Dhulkeeda Hooyo Ee Somaliland manaysan Arag M...
Thursday, August 25, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|