-
Baddeena Xabashidu maxay ugu Hammuum-qabtaa?. Khadar Hooyoley Fartaag
Baddeena Xabashidu maxay ugu Hammuum-qabtaa?.
Ramadaan wacan, Ramadaanta Alle haynooga yeelo mid danbi Dhaaf, Barako iyo khayr badan aynu Alle agtiisa ka kasbano, sidookale Alle haynaga yeelo kuwuu Gafka laga dhaqo ...
Tuesday, March 19, 2024
-
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hoggaamiye Somaliland Saaxiib La Ah oo Loo Doortay Ra'iisul Wasaaraha Gobolka Wales ee UK"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/BSaJECAmsWk
...
Sunday, March 17, 2024
-
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin”Daawo Muuqaal
Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Bisha Ramaadan Uduceeyey Walaalaha Reer Falastin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Km_REPs36Eg
&nbs...
Friday, March 15, 2024
-
Geel 65 Sano Kahor La Dhacay oo Dadkii Lahaa Dib Loogu Celiyay Dadkii Lahaa Deegaanka Yoocaale ee Somalida Itoobiya
Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.
Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 65 Sanadood ka hor.
Geela ...
Tuesday, March 12, 2024
-
Maansoor Hutels And Sea Tourist oo Dalxiis Bada Ah Iyo Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxdii Ku Guulaystay Koobkii Horyaalada Somaliland”Daawo Muuqaal
Maansoor Hutels And Sea Tourist oo Dalxiis Bada Ah Iyo Qado Sharaf Ku Maamuusay Kooxdii Ku Guulaystay Koobkii Horyaalada Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tz3FFP2um1w
...
Thursday, March 7, 2024
-
Saleebaan Cali Koore Wasiika Khayraadka Biyaha Somaliland oo Berbera Ka Dhagax Dhigay Ceelal Biyoodyo Cusub”Daawo Muuqaal
Saleebaan Cali Koore Wasiika Khayraadka Biyaha Somaliland oo Berbera Ka Dhagax Dhigay Ceelal Biyoodyo Cusub"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VTTC03gpP-M
&nb...
Monday, March 4, 2024
-
Xaalad Khilaaf oo Kasoo Cusboonaatay Degmada Bulaxaar Ciid Bada Laga Raranayo Dooxa Waaheen oo Beero Sharcidaro Ah Laga Samaysanayo Iyo Xoghayihii Degmada oo la Bedelay
Xaalad Cusub Ayaa Ka Dhalatay Deeganada Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil iyo Deeganada Hoos Yimada .
Xogaha Laga Helayo Bulshada Deeganka Bulxaar Ayaa Sheegay In Xaalad Khilaaf ka Jirto Deegankaasi Waxayna Sheegayaan In D...
Sunday, March 3, 2024
-
Hogaamiyayaasha Iskaashatada Kaluumaystada Gobolka Saaxil ee BADMAAL oo Shaqadoodii Degdeg Ku Bilaabay Kulankii Uhoreeyayna Yeeshay.
Hogaamiyayaasha Iskaashatada Kaluumaystada Gobolka Saaxil ee BADMAAL oo Shaqadoodii Degdeg Ku Bilaabay Kulankii Uhoreeyayna Yeeshay.
&nbs...
Sunday, March 3, 2024
-
Suxufi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Ka Waramay Dhacdo Naxdin Leh Oo Hargeysa Ka Dhacday.
Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa saaka inta ay dhamaan daaqadaha u xidhay kaga dhex tagtay ilmo yar oo ay dhashay iyo gabadh shaqaale u ah si ay kaadhka muwaadinka uga soo qaadato wasaaradda arrimaha gudaha.
Ilmihii y...
Thursday, February 29, 2024
-
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
https://youtu.be/JEYeGVSSW3M
 ...
Wednesday, February 28, 2024
« Previous Page — Next Page »