|
Articles
-
“Waxaan ahay geesi Reer Samatar ah oo Naftu aanay la weynayn sidaada, waxan ahay nin qori caaradii ku dhacsada waxa uu doono ee ma baryootamo sidaada, waxan ahay ninkii ku baday magaca alaybaday”Muuse Biixi Oo Cabdicasiis Samaale Uhanjabaya
Balan waxan ku qaaday inaan Muuse Biixi Madaxweyne Noqon kamana noqonayo:,: Sidaa waxaa yidhi Abdiaziz Maxamed Samaale oo Warbaahintu wax ka weydiisay inuu la heshiyey Muuse Biixi.
Muuse Biixi xisbiga wuu iigu...
Thursday, April 21, 2016
-
FARIIN – SOO QABASHADA MUKHALASIINTAN, DHALINTA SOMALIDA BADDA KU GURAY, KA QAYB QAADO SIDII SHARCI LOO KEENI LAHAA
Ka qayb qaado in kooxdan la soo taago sharciga, waa qaar ka mid ah kooxaha mukhalasiinta ah siiba kuwii doontii 17 April 2016 degtay ka danbeeyay, waxay masuul ka yihiin kumayaal dhalinyaro ah oo dhintay. Kooxdani waxay ku sugan y...
Thursday, April 21, 2016
-
Daawo Muuqalka”Nin Mucjiso Ah Oo Quraaradaha Iyo Masaabiirta Cuna Oo Gaadiidka Xamuulka Ka Qaadana Ilkihiisa Ku Jiidaya
Daawo Muuqalka"Nin Mucjiso Ah Oo Quraaradaha Iyo Masaabiirta Cuna Oo Gaadiidka Xamuulka Ka Qaadana Ilkihiisa Ku Jiidaya
https://www.youtube.com/watch?v=o5EQt_aQWHw
Berberatoday.com...
Thursday, April 21, 2016
-
Madaxda Gobolka Saaxil Ma Kulmiyaa Miise Waa Xisbiga Wadani?Qalinkii Cabdi Jaamac Aadan(Cabdi Buur)
Madaxda gobolka saaxil ma kulmiyaa mise waa wadani
Aniga iyò in badan oo ila fikir ihi waxaanu aaminsanahay madaxda gobolku inay u shaqeeyan Xisbiga wadani dad badan oo ah dadkii Kulmiye lasoo halgamay ayaa m...
Wednesday, April 20, 2016
-
Ogeysiis Taageerayaasha Xisbiga UCID UK Xaflad Lagu Taageerayo Hogaanka Sare Ee Daacada U Ah Xisbiga UCID, Loogana Soo Horjeedo Khaa’inal Xisbiga UCID Oo London Lagu Qabanayo:
Ogeysiis Taageerayaasha Xisbiga UCID UK Xaflad Lagu Taageerayo Hogaanka Sare Ee Daacada U Ah Xisbiga UCID, Loogana Soo Horjeedo Khaa’inal Xisbiga UCID Oo London Lagu Qabanayo:
Ogeysiis Ogeysiis, waxaanu idin Ogeysii...
Wednesday, April 20, 2016
-
War-saxaafadeed: Maxkamad Mudeeysay Dacwado Ka Dhan Ah Laba Suxufi Oo Somaliland Udhashay
Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxay mudeeysay 23ka April 2016 dhegaysiga dacwad ciqaab ah oo ka dhan Muuse Jaambiir oo ah gudoomiyaha wargayska Ogaal. Sida ku cad eed ku taariikhaysan 15ka December 2015 oo loo gudbiyay Maxkamadda, s...
Tuesday, April 19, 2016
-
London -Xaflad Ilyartu is qabatay oo Marwo Amran Mohamed Ahmed ku Cadeysay in ay Baarlamaanka uga sharaxan tahay Gobolka Togdheer Doorashada Barlamaanka ee soo socta + Sawiro
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u soo jeedinayaa Musharaxad- Aqoonyahanad Marwo Amran Mohamed Ahmed oo bishan April 16-keedii Galbeedka Caasimada London kaga dhawaaqay in ay isu soo taagi doonto musharaxad u taagan doorashada...
Tuesday, April 19, 2016
-
Aniga Oo Ah Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Cabdi , Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Siraad Sooyada Mire
Aniga Oo Ah Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Cabdi , Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Siraad Sooyada Mire
Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii, Qaraabadii Iyo Eheladii Ay Ka Gee...
Tuesday, April 19, 2016
-
Ceebtii Xalay Xafladii Casho Sharaf Ee 10pound Ahayd.
Ceebtii Xalay Xafladii casho sharaf ee 10pound ahayd.
Xaflad casho oo xalay ka qayb galay Magaalada London oo lagu soo dhawaynaayey Xoghayaha cusub Ucid ayaa waxa dhacday in Xoghayaha Cusub goobtii lagu waydiiyey 10pound oo uu ...
Tuesday, April 19, 2016
-
Halkan Ka Akhriso Magacyada Muhaajiriintii Ku Geeriyooday Doontii Kula Dagtay Bada Udhaxaysa Talyaaniga Iyo Masar
Dhamaan Bulshada ku hadasha Afka Soomaaliga, waxa aan halkan idiku soo gudbinayaa Waraaqda ay ku qoraan yihiin magacyada dadka ku geeriyooday baada xeebta uu dhaxaysa Masar iyo Taliyaniga. Fadlan, anigo ka taacsidenaya geerida naa...
Sunday, April 17, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|