-
Diifta Bulshada Abaaraysan Iyo Doorasho Raadiska Siyaasiyiinta Somaliland!!
Xaaladaha nololeed iyo duruufaha ku gadaaman dadka ay abaaruhu saameeyeen ee deegaanada somaliland waa mid qalafsan oo qalbiga caafimaadka qabaa ka qiiroonayo.
Waa wakhti adag oo muuqaalka dhulku isbadalay dhirtana aad qoryo ...
Friday, March 18, 2016
-
Waligay Maan Arag Xil ka Qaadis Kootarabaan ah Xukuumada Siilaanyo Horteed
Xukuumada Kulmiye Waxay Baabi’isay Nidaamkii Dawladnimo, Maamul Xumadii Waxay Ku Darsatay Dhaqan Xumo Siyaasadeed. Waxa La Yaab Leh Masuul Xil Ka Haya Dawlada oo Warqada Xilka Qaadista Loogu Dhiibo Qof Shacab ah Ama Gaadhi Caano...
Friday, March 18, 2016
-
Masuuliyiin Haayadaha Dawlada Kashaqeeya Berbera Oo Ka Cabanaya Lacago Lagu Dhisaayo Guriga Aamina Waris Ee Hargeysa
MAANTA MARKAY GALINKII HORE AYAA WAXA AANU KULA KULMAY LABA NIN OO FADHIYEY AGTAYDA WAA BARWAAQO HOTEL BERBERA WAXAY KA SHEEKAYSANAAYEEY OO WELIBA MID KA AH KA CABANAAYEY IN GURIGII SILAANYO EE HARGAYSA KU YAALAY EE KU JIRI JIRAY ...
Thursday, March 17, 2016
-
War Bixin Muhiim Ah Iyo War murtiyeed Sir Ah Uu Soo Saray Lataliyaha Musharaxa Xisbiga Ucid.
Bismillahi Alraxmaani Alraxiim.ku soo dhawada.
Marxalada da'du ceeb maha,qof walbana way sugaysa.waxayna wadata dhibatoyin kala duwan waxa ka mid ah:Qalbiga wa...
Thursday, March 17, 2016
-
Canbaareyn Wadareed Mug leh oo ku wajahan Xadhiga Xaqdarada ah ee Saqdii dhexe Ciidanka RRU-du xabsiga ugu taxaabeen Hooyo Saado Jaamac Adan ( Saado Dheer )
Anaga oo ah Qurbejoogta reer UK ee ka soo jeeda Gobolka Saaxil iyo nawaaxigiisa, Waxaanu Canbaareyn mug leh Xukuumada Siilaanyo ku Canbaareyneynaa Xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacay Hooyo Saado Jaamac Adan ( Saado Dheer ) oo...
Thursday, March 17, 2016
-
Musharax Eid Hassan Muse Waa Musharax la soo tijaabiyey Kartidiisa iyo Karaamadiisa umana baahna carbis oo waa haldoor cokan ! Qalikii A/fidhinle UK
Waxaan Hambalyo iyo bigaadin u soo jeedinayaa Musharax- Aqoon yahan Eid Hassan Muse oo bishan Maaraj 12-keedii Galbeedka Caasimada London kaga dhawaaqay in uu noqon doono musharax u taagan doorashada Golaha Wakiilada ee Som...
Thursday, March 17, 2016
-
“Yaa Inoo Jabiyay Jabuuti”Abwaan Weedhsame Abwaan Xasan Dahir Ismaaciil(Weedhsame)
Mid ka mida maayarada Somaliland oo Sita Lix sawir oo kur ah, Isla markaana doonaya in isaga iyo qoyskiisaba loo sameeyo passportka 3-da sanno ah, ayaa jabuuti 10 maalmood kolba nin madaxa la baryayey. Isla mayorkaasi ayuun buu ah...
Thursday, March 17, 2016
-
Caalim “Puntland in Shabaab soo gasho Baarlamaanka Somalia ayaa sabab u ah….” »
Koox ka tirsan alshabaab oo wadata doonyo ay gudaha u galeyn deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa arintaan waxaa si adag kaga hadlay Aqoon-yahan ka faalooda arimaha Soomaaliya kuna nool dalka Finland Maxamed Nuur Caalim.
...
Wednesday, March 16, 2016
-
Musharax Eid Hassan Muse Waa Musharax la soo tijaabiyey Kartidiisa iyo Karaamadiisa umana baahna carbis oo waa haldoor cokan ! Qalikii A/fidhinle UK
Waxaan Hambalyo iyo bigaadin u soo jeedinayaa Musharax- Aqoon yahan Eid Hassan Muse oo bishan Maaraj 12-keedii Galbeedka Caasimada London kaga dhawaaqay in uu noqon doono musharax u taagan doorashada Golaha Wakiilada ee Som...
Wednesday, March 16, 2016
-
Daawo Waraysi Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Marwo Edna Aadan Ismaaciil
Marwo edna aadan Ismaaciil ayaa todobaadkan marti ku ah barnaamijka xusuus reeb oo ka baxa telefishanka HCTV, Hadaba halkan hoose kaga bogo barnaamijkaas oo aad u xiiso badan
...
Wednesday, March 16, 2016
« Previous Page — Next Page »