|
Articles
-
Berbera uma Baahna Deked laga Garab dhiso,Ha Noqoto Ceel-Gardi iyo Wax la Mid ah.
Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi.
Ugu horayn Waxaan Qirayaa in Dalkeenu u baahan yahay in dekado cusub loo dhi...
Thursday, February 18, 2016
-
Mayor Cabdishakuur Ciddin Hal Aan Ka Arkay, Hal Aan Ku Arkay Iyo Hal Aan Ka Maqlay.
Had iyo jeer dadweynuhu waxay ku dhib mutaan, kadeed iyo kabaraadna ka qabsadaa la kulanka iyo la kalaanka masuuliyiintii ay iyagu soo doorteen
1) Hal aan ka arkay.
Maalin maalmaha ka mida ayaan geerida qof aan garan...
Thursday, February 18, 2016
-
“Ceel-Gerdi , Gerdi waa nin habar awala ee meel aad leedihiin maaha…. Boqor Bad-Madow
Boqor Cismaan maxamuudoow markii mashruucii aad kula dhex meeraysan jirtay musharraxiintii xisbiga KULMIYE uu kaa dhamaaday ayaad u wareegtay shaqadan xuutiyiinta ee aad ugu sahaminayso deked ay ka weeraraan dalalka Carbeed ee sun...
Thursday, February 18, 2016
-
Saxaafadda Sweden Oo Warbixin Xaasaasiya Ka Diyaarisay Somaliland Iyo Wasiiro Badan Oo Mamulka Siilanyo Ka Tirsanaa. Ka Akhriso Warbixintan Hoos Oo ku Qoran Luuqadda Ingiriisi:
Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. By: Peter Wolfson & Greta Backstrom. Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in fact, goes far be...
Thursday, February 18, 2016
-
Dhalinyaro Hubeysan oo Beesha Madaxweyne Siilaanyo ah oo Isku Urursaday Xeebaha Barri Saaxil iyo Colaad ay Sababi Karo Dekeda Ceelgerde Bye. Maxamed Ibrahim
Mudooyinkii ugu danbeeyey waxa is urursi ku jiray dhalinyaro tiro badan oo ka soo jeeda beesha Madaxweyne Siilaanyo,kuwaasi oo ka kala yimid Gobolka Togdheer iyo Xeebaha Barri ee ku teedsan badda sida deegaanadda Shalcow ilaa Xiis...
Thursday, February 18, 2016
-
Gobolka Saaxil wuxuu u baahan yahay Xal waara ee uma baahna Ajende Qarsoon iyo Xeelad Xukuumadeysan uma baahna in Ceelgarde Gorada lays geliyo oo Dalka khalkhal la geliyo. Qalinkii A/fidhinle UK
Dhismaha Deked ama ha yaraato ama ha weynaato'e waxay aheyd in lagu fadhiisiyo oo lagu dhagax dhigo xikmad iyo qorshe dawladeed oo ay ummaddu wada daalacato ee may aheyn in ilaa iyo mudo 9 bilood ah in loo dhukuso ilaa iyo M...
Thursday, February 18, 2016
-
Somaliland…..Dal Dawladii Dalka Ka Talinaysay Dadkiisii Iyo Degaankii-ba Qaybisay Iskana Horkeentay…. Berber-na Abaalkeedu Muu ahayn In Goof Ama Xorfad Lagu Sheegaayo Deked Laga Ag Bineeyo.
Waxa aan canbaaraynayaa dhacda kasta oo lagu jaangooyo xabad iyo iska horimaad hubaysan, ma aha in dad shacab ahi hub qaataan oo ay is-weeraraan. Dhacdadan ceelgerde waxa masuuliyadeeda leh xukuumada dalkan loo igmaday oo u muuqat...
Thursday, February 18, 2016
-
Kooxo Xidhiidh La Leh Argagaxisada Oo Ku Hawlan Dhismaha Dekada Ceel-gardi oo Khatar ku Ah Amniga Somaliland Iyo Buur-madow Oo Difaacey
Berbera(Berberatoday.com)-kooxo Ganacsato ah oo xidhiidh la leh Kooxaha Mayalka adag,ee ka dagaalama Dalkaasi ay Dagaaladu nafeyeen ee yemen, ayaa Mudooyinkii udambeeyey ku hawlanaa Dhismaha Dekadda Sharci-daro ah oo laga Bineynay...
Thursday, February 18, 2016
-
Tufaaxii Aan Tirsaday: Waxa Qoray Cumar Seerbiya
Galab ayey qoraxdu iigu dhacday magaalada Boorama ma rabo in u hooydo magaalada oo ujeedkayguna muu ahayn markii horeba , waxaan ahay nin safar ah oo waxaanan sitaa alaabo qofkii I arkaaba garan karo in aan safar ahay xataa isaga ...
Sunday, January 31, 2016
-
Maadooyinka ay Xaraashayaan Jaamacadaha Ruushku ee u furan in ay is qoraan Ardeyda reer Somaliland sanadkan cusub 2016-2017
AVIATION/ ENGINEERING/ COMPUTER /IT/ ECONOMICS FIELDS
Accommodation/Hostel Fee per year
Courses/Fields of Study
Fee per year for 2 semesters
Degree
AVIATION /AEROSPACE:
Aerospace Engineering/
Aeron...
Saturday, January 30, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|