|
Articles
-
“Maamulka Iyo Madax-dhaqameedka Gobolka Saaxil Maah Niman Madaxda Qaranka Shirqoola”Boqor Axmed Badmadow
Madaxweynihii iyo Guurtidii Somalilandba haysta hadii aad burburinayso iyo hadii kaleba adiga ayey kuu taalaa. Haddaba madax-dhaqmeedka Habar-Awal ee Gobolka Saaxil Ma aha niman shirqool iyo duminta Qaranimada ka
Marka ...
Wednesday, March 2, 2016
-
Xaraam Caleek Yaa Somaliland !! Ma Diirkaa Naxyno! Damqashada Aqoon! Ma Dareen Kaliya ! Dadnimaana Jirine!
Aax Aax wallahi geerida La Taliyaha Booliska Allaah ha u naxariiste C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr aad ayay noo wada taabatay waayo waxay tahay dhacdo aad u xanuun badan , dhacdo o qof dhan o xilkiisi gudanaya lagu dilay...
Wednesday, March 2, 2016
-
Hargeisa: Xoghayaha Golaha Wasiirada Oo Soo Bandhigay Sanduuqaha Dhaqaalaha Abaaraha Lagu Soo Hagaajinayo
Ugu horayn Illaahay baa mahadle inaga dhigay dad islaam ah isla markaana dhib walba oo soo gaadha u fahmaya imtixaan lagu eegayo in aan Alle xagiisa u noqono
Cid walba oo aad ka baqayso waad ka carartaa waxaase mahadle...
Tuesday, March 1, 2016
-
Hab-Dhaqanka Awoodeed Iyo Dabeecada Wanaagsani Waxay Qayb Ka Tahay Hogaamiyaha Wanaagsan
Waxaana lagu tilmaamaa in koritaanka dabeecadaha aadamuhu ay qaadato muddo dheer, inkastoo aan la garan Karin qiyaasta saxda ah ee ay horumarto, haddana waxa lagu qiimeeyaa inay tahay akhlaaqda iyo anshaxa guud ee aad dadka ...
Tuesday, March 1, 2016
-
Sooyaalkii Taariikheed Ee Marxuum Suxufi/Macallin Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay) – WQ: C/Raxmaan-Hiiraan
Illaahay naxariistii janadii Fardowsa haka waraabiyo,e Marxuum Cabdiqaadir Maxamed Ciid(Baayga),oo ahaa shakhsiyad aqoon ahaan iyo akhlaaq ahaanba aad u dhisan,islamaraana lahaa kaftan hufan oo ay had iyo jeer isweydaarsan jireen ...
Friday, February 26, 2016
-
MAXAAD KA TAQAAN XUKUUMADII XULKA AHAYD EE M/WEYNE CIGAAL(AHN) 1997
MAANTA IYO XUSUUSTA TAARIIKHDA
MAXAAD KA TAQAAN XUKUUMADII XULKA AHAYD EE M/WEYNE CIGAAL(AHN) 1997
Maanta taariikhdu waa Feb.23.2016,aan dib u milicsano taariikhda 19 sano ka hor maanta oo kale Feb.23.1997.Maalintani waxay aha...
Thursday, February 25, 2016
-
Bur-Burka Haykalkii Dawladnimo ku habsaday ee aynu ka dhaxalnay Siyaasad xumida Xukuumada Siilaanyo waxaa inagaga daran Dhalan roga iyo Dhaqan roga inagu dhacay.Qalinkii A/fidhinle .UK
Dhaqanada huwan mugdiga iyo madmadow badan ee ay adeegsato Xukuumada Siilaanyo waxay naafeysay dadkii, duunyadii iyo dalkiiba. Burburka hanaankii iyo haykalkii dawladnimo ku habsaday ee ay marin habaabisay Xukuumada Siilaanyo wa...
Thursday, February 25, 2016
-
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxa ay Dhalan Rogtay Saxaafaddii, Wargeyska (Faaruq-Foore) na waxa uu Qaabilsan yahay Cayda iyo Ceebeynta Murrashax Jamaal Cali Xuseen!!!
Xukuumadda tallada haysaa waxaay Warbaahintii ay rabbeysatay ka dhigtay kuwo iyada u adeegga oo lagu aflagaadeeyo madaxda Xisbiyadda Qaranka, kuwaasoo la kala qaabilsiiyey midba shaqsi, Tusaale ahaan, akhriste Wargeyska ...
Sunday, February 21, 2016
-
Wargayska Foore oo Ku Caan Baxay Faafinta Wararka Beenta ah..! Subxaanaka Yaa Cadiim.
“Afkaagana Godob Ka Dhowr, Marbaa Jirta Qumuc La Riday, Galaaftay Ninkii Ridee, Nin Iinlaw Daa Gujada”. AHN… Abwaan Gaariye
Sideedaba warbaahintu waxay wakiil ka tahay soo gudbinta wararka xaqiiqda ah ee waqtigaas jira, w...
Sunday, February 21, 2016
-
Door Intee Leeg Ayey Saaxafadu Ka Qaadan Kartaa Ictiraafka Somaliland (The role of the press can enter Somaliland Recognition) By: Mukhtar C/raxmaan Xariir Sh.Cismaan
Saxaafadu Waa Muraayada uu Wadanku Isku Eego Caalamkuna Ku Eego Waxaan Maqaalkan Kooban Aan Ku Eegi Doona Sidee Ayey Saaxafada Somaliland Iyo Calamkuba Uga Qaybqaadan Karaan Ictiraaf Raadinta Somaliland Saxaafada Som...
Saturday, February 20, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|