|
Articles
-
Sooyaalkii Taariikheed Ee Marxuum Suxufi/Macallin Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay) – WQ: C/Raxmaan-Hiiraan
Illaahay naxariistii janadii Fardowsa haka waraabiyo,e Marxuum Cabdiqaadir Maxamed Ciid(Baayga),oo ahaa shakhsiyad aqoon ahaan iyo akhlaaq ahaanba aad u dhisan,islamaraana lahaa kaftan hufan oo ay had iyo jeer isweydaarsan jireen ...
Friday, February 26, 2016
-
MAXAAD KA TAQAAN XUKUUMADII XULKA AHAYD EE M/WEYNE CIGAAL(AHN) 1997
MAANTA IYO XUSUUSTA TAARIIKHDA
MAXAAD KA TAQAAN XUKUUMADII XULKA AHAYD EE M/WEYNE CIGAAL(AHN) 1997
Maanta taariikhdu waa Feb.23.2016,aan dib u milicsano taariikhda 19 sano ka hor maanta oo kale Feb.23.1997.Maalintani waxay aha...
Thursday, February 25, 2016
-
Bur-Burka Haykalkii Dawladnimo ku habsaday ee aynu ka dhaxalnay Siyaasad xumida Xukuumada Siilaanyo waxaa inagaga daran Dhalan roga iyo Dhaqan roga inagu dhacay.Qalinkii A/fidhinle .UK
Dhaqanada huwan mugdiga iyo madmadow badan ee ay adeegsato Xukuumada Siilaanyo waxay naafeysay dadkii, duunyadii iyo dalkiiba. Burburka hanaankii iyo haykalkii dawladnimo ku habsaday ee ay marin habaabisay Xukuumada Siilaanyo wa...
Thursday, February 25, 2016
-
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo waxa ay Dhalan Rogtay Saxaafaddii, Wargeyska (Faaruq-Foore) na waxa uu Qaabilsan yahay Cayda iyo Ceebeynta Murrashax Jamaal Cali Xuseen!!!
Xukuumadda tallada haysaa waxaay Warbaahintii ay rabbeysatay ka dhigtay kuwo iyada u adeegga oo lagu aflagaadeeyo madaxda Xisbiyadda Qaranka, kuwaasoo la kala qaabilsiiyey midba shaqsi, Tusaale ahaan, akhriste Wargeyska ...
Sunday, February 21, 2016
-
Wargayska Foore oo Ku Caan Baxay Faafinta Wararka Beenta ah..! Subxaanaka Yaa Cadiim.
“Afkaagana Godob Ka Dhowr, Marbaa Jirta Qumuc La Riday, Galaaftay Ninkii Ridee, Nin Iinlaw Daa Gujada”. AHN… Abwaan Gaariye
Sideedaba warbaahintu waxay wakiil ka tahay soo gudbinta wararka xaqiiqda ah ee waqtigaas jira, w...
Sunday, February 21, 2016
-
Door Intee Leeg Ayey Saaxafadu Ka Qaadan Kartaa Ictiraafka Somaliland (The role of the press can enter Somaliland Recognition) By: Mukhtar C/raxmaan Xariir Sh.Cismaan
Saxaafadu Waa Muraayada uu Wadanku Isku Eego Caalamkuna Ku Eego Waxaan Maqaalkan Kooban Aan Ku Eegi Doona Sidee Ayey Saaxafada Somaliland Iyo Calamkuba Uga Qaybqaadan Karaan Ictiraaf Raadinta Somaliland Saxaafada Som...
Saturday, February 20, 2016
-
“UMADDANI WAXBA GARAN MAYSEE AFDUUBO, ANIGA IGA SUURO GELI MAYSO LAAKIIN MID IGA DAMBEEYA AYAA YEELI DOONA SIDAA”ALLE HA UNAXARIISTO MARXUUM MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL WAA HADAL DHAXAL GAL AH
“UMADDANI WAXBA GARAN MAYSEE AFDUUBO, ANIGA IGA SUURO GELI MAYSO LAAKIIN MID IGA DAMBEEYA AYAA YEELI DOONA SIDAA"ALLE HA UNAXARIISTO MARXUUM MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL WAA HADAL DHAXAL GAL AH
BERBERATODAY.COM...
Friday, February 19, 2016
-
Jamhuhiyad Somaliland Noqotay meel ay U soo Tamashle Tagaan Khaayimiintii Dalkoodii iyo Ummadoodba Baabi,yay oo uu ka mid yahay Ninka loogu yeedho Mohamed ali Americo Maanta Hargeysa ku sugan !
Jamhuhiyad Somaliland Noqotay meel ay U soo Tamashle Tagaan Khaayimiintii Dalkoodii iyo Ummadoodba Baabi,yay oo uu ka mid yahay Ninka loogu yeedho Mohamed ali Americo Maanta Hargeysa ku sugan !
Qalinkii Abokor Moh...
Friday, February 19, 2016
-
Abaaro Ba’an,Biyo La’aan + Caafimaad Xumo Hoyada iyo Dhalaanka Degmadda Laasgeeliyo Xukuumadda Siilaanyo oo Indha Ka Qarsatay.
AbaaroBa’an,BiyoLa’aan+ CaafimaadXumoHoyadaiyoDhalaankaDegmaddaLaas-geeliyoXukuumaddaSiilaanyoooIndhaKaQarsatay.
DegmaddaLaasgeeloohoostimaaddagobolkaMaroodi-jeexayaawaxaxiligankataaganduruufonololeedsidaabaaroba’anoosaam...
Friday, February 19, 2016
-
Wershedaha Hargaha Hoodhiya ee Somaliland gaar ahaan ( Jorinomo Group) oo suntoodii Saameysay dadkii, duunyadii iyo degaankii ku xeernaa. Qalinkii A/rahman fidhinle UK
Hayada Caalmiga ah ee loo yaqaano Hayada ilaalinta Degaanka ( Envirinmental Protection Agency) waxay ka dhawaajisey in Sumaha isu tegay ee loo yaqaano Chromium ku was oo soo sameysma marka la hoodhinayo hargaha ay yihiin sumo...
Friday, February 19, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|