-
Arsen Wenger: “Hadii La Jecel Yahay Iyo Hadii La Necayba Waan Joogayaa Arsenal Ilaa Xagaaga Dambe”
London(Berberatoday.com)-Tabobaraha reer France ee cadaadiska badan saaran yahay Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in uu tababare usii ahaan doono Arsenal xili ciyaareedka dambe oo aanu ka tegayynin. Wenger oo ay da'diisu ta...
Saturday, February 25, 2017
-
Tunis wiil is gubay baa xoreeyey Somaliland na xadhiga Maxamed Baashe X. Xassan by Abdi Mustafe
Xadhiga agaasimaha guud ee star TV Maxamed Baashe Xaji Xassan wuxuu noqon doonaa sidii inankii Tunis xoreeyey ee bileysku ku tacadiyey ee patroolka iyo kabriidka isku qabtay dabeedna mar qudha xukuumadii dalkaa ka talinaysay lagu ...
Thursday, February 23, 2017
-
Xulka Kubada Cagta Dalka Cameroon Oo Markii Shanaad Ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika, Kadib Markii Ay Dubteen Xulka Dalka Masar+Daawo Sawirada
Libreville(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Cameroon ayaa markiisii shanaad ku guuleystay koobka qaramada Afrika, kaddib markii ay guul soo laabasho ah ka gaareen dhiggooda Egypt.
Xulka Libaaxyada ayaa 2-1 kaga adkaaday Masar oo...
Sunday, February 5, 2017
-
Xulka Kubada Cagta Dalka Gabon Oo Marti Galinayay Koobka Qaramada Afrika Oo Ka Hadhay Koobkaas
Gabon(Berberatoday.com)-Kulanka xalay dhexmaray Gabon iyo Kaameruun ayaa ahaa mid xiisi badan, iyadoo dalka tartanka martigelinayay uu ku rajo weynaa in uu u gudbo rubux dhammaadka.
Balse in kastoo dadaal dheeri ah ay sameeyeen c...
Tuesday, January 24, 2017
-
Daawo Muuqalka”Xogo Ku Saabsan Bastoolada Ay Sitaan Ilaalada Madaxweynaha Dalka Ruushka Mr Putin Iyo Masaafada Ay Wax Ka Dili Karto
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waa bostoolad ay ka heleen oo ay muddo la dhacsanaayeen saraakiisha
ciidamada gaarka ah. hogaanada dhanka sirdoonka milateriga iyo cutubyada hawlgalada gaarka ah u xilsaaran waxaana ay bastooladani wa...
Wednesday, January 18, 2017
-
Cristiano Ronaldo Oo Lionel Messi Kaga Guuleystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Ugu Fiican Caalamka.
Zurich(Berberatoday.com)-Cristiano Ronaldo waxaa loo caleemo saaray ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka ka dib xaflad ka dhacday Zurich oo lagu gudoonsiiyay abaalmarinta FIFA
Ronaldo oo u dheela Real Madrid iyo xulka qaranka Boo...
Wednesday, January 11, 2017
-
Akhriso Magaca Ciyaartoyga Sanadkan Ku Guuleystay Abaalmarinta Laacibka Aduunka Ballon d’Or
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay markii afaraad abaalmarinta qaaliga ah ee laacibka aduunka Ballon d'Or award
Ronaldo ayaa ku caawiyey Real Madrid inay ku guul...
Wednesday, December 14, 2016
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Marwo Rooda Axmed Yaasin oo Eedda-deed Ardo Yaasin ku Geriyootaday Degmada Sheekh Inaa-lilahi waa Inaa Ileyhi raajicuun…
Musharrax, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Marwo Rooda Axmed Yaasin oo Eedda-deed Ardo Yaasin ku Geriyootaday Degmada Sheekh Inaa-lilahi waa Inaa Ileyhi raajicuun...
Inaa-lilahi Waa ...
Tuesday, December 13, 2016
-
12 Kooxood Oo Ilaa Iyo Hada U Soo Gudbay Wareega 16ka Ee Champions League Iyo Kooxaha Wali Tartanka Ku Jira.
Berbera(Berberatoday.com)-Ka dib markii la soo gabagabeeyay kulamadii shanaad ee wareega group-yada waxaan idiin soo gudbineynaa kooxaha ilaa iyo haatan u soo baxay wareega 16ka ee Champions League, kooxaha ka haray tartankaan iyo...
Saturday, November 26, 2016
-
Halkan Toos Uga Daawo Ciyaarta Kama Danbaysta Ah(Final) Ee Gobolada Somaliland Oo Dhexmari Doonta Gobolada Saaxil Iyo Awdal
Hargeysa(Berberatoday,com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka Ciyaarta Kama Danbaysta Ah(Final) Ee Gobolada Somaliland Oo Dhexmari Doonta Saaxil Iyo Awdal
https://www.youtube.com/watch?v=4HBk_Zln2vs
Berberatoday.co...
Saturday, November 12, 2016
« Previous Page — Next Page »