-
Dawlada Itoobiya Oo Bilaa Shuruud Ku Aqbashay Wada Hadal Ay La Gasho Jabhada TPLF Ee Tigrayga
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si shuruud la’aan ah ku aqbashay dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee Itoobiya iyo TPLF, sida uu shaaciyay la-taliyaha Amniga Qaranka Redwan Hussein.
“Dow...
Thursday, October 6, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saaray Wareegto Uu Amar Culus Ku Dul Dhigay Maayarada Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa maanta soo saaray wareegto uu maayarada dalka ku Amrayo in ay qandaraasyada ay bixiyaan soo mariyaan gudida qandaraasyada qaranka
...
Thursday, October 6, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Askari Lagu Diley Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto maxamed aadan saqadhi “dabagale” iyo saraakiil katirsan ciidamada booliska ayaa ka qaybgalay aas qaran oo maanta magaalada hargaysa loogu sameeyey...
Thursday, October 6, 2022
-
Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kawar Bixiyay Guri Uu Dhisanaayay Oo Maamulka Dawlada Hoose Ka Dumiyay Iyo Eedo Uu Ujeediyay Mayarka Degmadaas”Daawo Muuqaal
Gabilay(Berberatoday.com)-Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kawar Bixiyay Guri Uu Dhisanaayay Oo Maamulka Dawlada Hoose Ka Dumiyay Iyo Eedo Uu Ujeediyay Mayarka Degmadaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/J1fm-D_xu3g
&...
Thursday, October 6, 2022
-
Askari Katirsan Ciidan Booliska Somaliland Ee Hargeysa Oo Nin Budhcadi Tooray Ku Dilay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warkan oo ka soo xiganay Ciidanka Booliska Somaliland ayaa faahfaahintiisu u dhignayd sidan.
Ciidanka Booliska Somaliland waxaa ay gacanta ku soo dhigeen Eedaysane Sakariye Maxamed Aadan oo loo ha...
Thursday, October 6, 2022
-
Maxaa Kusoo Kordhay Kiiska Maxamed Bin Salmaan Ee Maxkamadda Mareykanka?
Washington(Berberatoday.com)-Qareenada dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan oo dacwado ku wajahaya Mareykanka sababo la xidhiidha dilkii 2018 ee Jamaal Khaashuqji, ayaa Isniintii maxkamadda u sheegay in xilka ra’iisal w...
Wednesday, October 5, 2022
-
Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Ugu Weyn Magaalada Kismaayo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Ugu Weyn Magaalada Kismaayo"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/tGNJLeIEivs
Berberatoday.com...
Wednesday, October 5, 2022
-
Xukuumadda Somaliya Oo Beenisay War Laga Faafiyay Garoonka Aadan-cadde”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliya Oo Beenisay War Laga Faafiyay Garoonka Aadan-cadde"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/QcX2A6ARg2k
B...
Wednesday, October 5, 2022
-
‘Waxanu Aaminsannahay In Aanay Xukumadu Waxba Uqaban Gabiley…..”Maayarka Degmada Gabiley Maxamed Aamiin”Daawo Muuqaal
'Waxanu Aaminsannahay In Aanay Xukumadu Waxba Uqaban Gabiley.....''Maayarka Degmada Gabiley Maxamed Aamiin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/q1TvPlN3YmI
Berberatoday.c...
Wednesday, October 5, 2022
-
Ururka Dawladaha Hoose Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Maayarka Degmada Sheekh.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka ay ku bahoobeen dawladaha hoose ee Somaliland ALGASL ayaa gaadhi Booyada ku wareejiyay maayarka degmada sheikh ee gobolka saaxil.’Waxaana munaasibadan ka hadlay gudoomiyaha ururka dawlada hoose ...
Wednesday, October 5, 2022
« Previous Page — Next Page »