-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Wasiiro Iyo Masuuliyiin Kale Oo Xukuumada Katirsan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa saaka la horkeeenay masuuliyiin madaxwaynuhu usoo gudbiyay oo iskugu jiray wasiiro, wasiirkuxigeeno iyo xubno kale oo xukuumada katirsan kuwaasi oo CVyadooda laga hor ...
Wednesday, October 5, 2022
-
Xldhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Bixi Iyo Talaabada Ufuran Golaha Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan goaha wakiilada somaliand ayaa ka hadlay mudo kordhintii xaddhaafka ahayd ee ay golaha guurtidu usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi iyagu ku korodhsadeen ...
Wednesday, October 5, 2022
-
“Dimuqraadiyadii Somaliland Gacanta Muuse Biixi Ayay Ku Dhimatay, Haka Filin In Doorasho Madaxwayne Ay Qabsoonto, Inta Uu kursiga Sharci Darrada Ugu Sii Fadhiyo”Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray ayaa markale ka hadlay Damaca kursi jacayl ee madaxwayne biixi in aan lafilaynin in doorasho madaxwayne ka qabsoonta dalka inta uu kursiga kusii fadhiyo isagoo madaxwayne biixi ku eede...
Wednesday, October 5, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Askari Lagu Dilay Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland Ayaa ka hadlay askari cìidanka booliska katirsanaa oo nin budhcada moobilada dhacdaa ku diley magaalada hargaysa.
Taliyaha ciidanka Booliska jsl Sareeye Gaas Max...
Wednesday, October 5, 2022
-
Odayaal,Waxgarad Iyo Xubno Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Sheekh Oo Kasoo Horjeestay Mudo Kordhinta Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Golaha Guurtida”Daawo Muuqaal
Odayaal,Waxgarad Iyo Xubno Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Sheekh Oo Kasoo Horjeestay Mudo Kordhinta Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Golaha Guurtida"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PhrnhIDBdX4
 ...
Tuesday, October 4, 2022
-
“Waxan Heshiis Laba Dhinac Ah La Galay Bank Imaaraatka Carabtu Leeyahay Oo Qamandi Ka Beeri Doona Dooxada Wajaale”Wasiirka Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame”Daawo Muuqaal
"Waxan Heshiis Laba Dhinac Ah La Galay Bank Imaaraatka Carabtu Leeyahay Oo Qamandi Ka Beeri Doona Dooxada Wajaale"Wasiirka Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AlUwiCTaMb8
&n...
Tuesday, October 4, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka Somaliland Oo Maanta Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Ayaa Sheegay Inuu Cayminta Ka Bilaabi Doono Gaadiidka Dawlada”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka Somaliland Oo Maanta Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Ayaa Sheegay Inuu Cayminta Ka Bilaabi Doono Gaadiidka Dawlada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zUcAlNA38dA
&nb...
Tuesday, October 4, 2022
-
Kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Safiirka Dalka Sweden
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kulan qaatay Safiirka Dowlada Sweden u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Ambassador Per Lindgärd iyo Wefdi uu ...
Tuesday, October 4, 2022
-
Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Dishay Mid Kamid Ah Hogaamiyayaasha Ugu Sarreeyay Al-shabaab
Muqdisho(Berberatoday.com)-Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka, ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaashii ugu sareeyay Al-shabaab.
Sida lagu sheegay war-saxafadeed ka ...
Tuesday, October 4, 2022
-
Abwaan Siyaasi Cismaan Kujare Oo Taageeray Mudo Kordhintii Golaha Guurtidu Usameysay Madaxweyne Muuse Biixi Eedo Culusna Ujeediyay Cali Guray Iyo Jaamac Shabeel”Daawo Muuqaal
Abwaan Siyaasi Cismaan Kujare Oo Taageeray Mudo Kordhintii Golaha Guurtidu Usameysay Madaxweyne Muuse Biixi Eedo Culusna Ujeediyay Cali Guray Iyo Jaamac Shabeel"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KMMvbL1AOUY
...
Tuesday, October 4, 2022
« Previous Page — Next Page »