|
Warar
-
Madaxweyne Muuse Biixi Shaaciyay Wakhtiga Rasmiga Ah Uu Dhacayo Liisanka Xisbiyada Qaranka Ee Kulmiye, Wadani Iyo Ucid
Gabiley(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in saddexda xisbi ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, uu wakhtigoodi dhamaaday oo ay yihiin xisbiyo kumeel gaadh ah, isla markaana ay tartanka ka hadhayaa...
Sunday, September 11, 2022
-
Musharraxiin Somali Ah Oo Ka Qeyb-galaya Doorshada Sweden Oo Maanta Qabsoomaysa
Stockholm(Berberatoday.com)-Dalka Sweden waxaa maanta ka bilaabmeysa doorashooyinka guud ee golayaasha deegaanka iyo kuwa baarlamaanka, waxaana ku tartamaya xisbiyo dhowr ah.
Musharrixiinta tartamaysa, ayaa waxaa ka mid ah da...
Sunday, September 11, 2022
-
Maamulka Puntland Oo Digniin Kasoo Saartay Qorshe Al-Shabaab Ay Ka Waddo Garoowe
Garoowe(Berberatoday.com)-Taliska ciidamada Booliska ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray isku dayo ay kooxda Al-Shabaab la damacsan tahay magaalada Garoowe oo ay ka geysaneyso falal amni...
Sunday, September 11, 2022
-
“Waa In Mag-dhaw La Siiyaa Dadkii Dhimashada Iyo Dhaawucu Ka Soo Gaadhay Mudaharadadii Xisbiyada Mucaaradku Abaabuleen”Golaha Wakilada”Daawo Muuqaal
"Waa In Mag-dhaw La Siiyaa Dadkii Dhimashada Iyo Dhaawucu Ka Soo Gaadhay Mudaharadadii Xisbiyada Mucaaradku Abaabuleen"Golaha Wakilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WOIdMc0NmjE
...
Sunday, September 11, 2022
-
Beesha Madaxwaynaha Cusub Ee Kenya Oo Kusoo Qulqulaya Nairobi Si Ay Uga Qeyb Galaan Xaflada Calaama Saarka Iyo Dhaarinta Wiliam Ruto
Beesha Madaxwaynaha Cusub Ee Kenya Oo Kusoo Qulqulaya Nairobi Si Ay Uga Qeyb Galaan Xaflada Calaama Saarka Iyo Dhaarinta Wiliam Ruto
https://youtu.be/fl8X3c_roa0
Be...
Sunday, September 11, 2022
-
Maayarka Degmada Sheekh Iyo Golihiisa Oo Golaha Wakiilada Ka Codsaday In Darajada Degmadaas D.Laga Dhigo Iyadoo Hore U Ahayd Darajada -C-“Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Degmada Sheekh Iyo Golihiisa Oo Golaha Wakiilada Ka Codsaday In Darajada Degmadaas D.Laga Dhigo Iyadoo Hore U Ahayd Darajada -C-"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OFe-On2rxaU
...
Sunday, September 11, 2022
-
“Madaxwayne Muuse Biixi Beesha Ciise Wuxuu Uyaqaana Jaaliyad Reer Jabuuti Ah”Siyaasi Farxaan Maxamed”Daawo Muuqaal
"Madaxwayne Muuse Biixi Beesha Ciise Wuxuu Uyaqaana Jaaliyad Reer Jabuuti Ah"Siyaasi Farxaan Maxamed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0pm_woJKPkM
Berberatoday.com...
Sunday, September 11, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhaamka Cusub Ee Laga Hirgeliyey Duleedka Magaalada Gabiley.
Gabiley(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maant xadhigga ka jaray Dhaam-biyoodka weyn ee xukuumaddu ka hirgelisay duleedka waqooyi ee magaalada Gabiley, kaasoo la soo gebagabee...
Sunday, September 11, 2022
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxay Sharciyan Cida Sheegi Karta Xisbiga Hadhay Iyo Shuruudahooga!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah aqoonahanka reer Somaliland ee bartay sharciga kana faalooda arimaha sharci ee dalka ka taagan ayaa ka hadlay hadal kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo uu ku sheegay in ...
Sunday, September 11, 2022
-
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi Sheegayna In Xataa Hooyadii La Yaaban Tahay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga waddani khaddar xuseen ayaa eedo culus oo la xidhiidha in arimaha doorashoooyinka iyo muranka siyaasadeed ee dalka ujeediyay maadxwayne biixi isagoo sheegay in xataa sida uu wax...
Sunday, September 11, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|