|
Warar
-
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Sheegay Inay Gudida Diwaan Galinta Ugudbin Doonaan Wixii Macluumaad Ay Uga Baahan Yihiin
Xoghayaha Guud ee xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi, oo waraysi siiyay Galaydh Media, ayaa sheegay in ay sharci tahay in 10-kii sannoba mar dib loo diwaangaliyo urruro cusub, isla markaana aanay furista urrurada kasoo horjeedi...
Saturday, September 17, 2022
-
Xisbiga Ucid Oo Gudida Diwaan Galinta Ururrada Siyaasada Ugudbiyay Macluumaadkii Ay Uga Baahnaayeen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Ucid Oo Gudida Diwaan Galinta Ururrada Siyaasada Ugudbiyay Macluumaadkii Ay Uga Baahnaayeen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8KVWtVS0elU
&nbs...
Saturday, September 17, 2022
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Kulan La Yeeshay Xoghayaha Difaaca Ee Dalka Maraykanka.
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington, xoghayaha difaaca dalka Maraykanka, Lloyd James Austin.
Madaxweynaha ayaa kala hadlay xoghayaha difaa...
Saturday, September 17, 2022
-
Boqor Buurmadaw Oo Madaxweyne Muuse Biixi Eedo Culus Ujeediyay Ku Tilmaamay Madaxweyne Saami Ku Khasba Shirkadaha Waaweyn Ee Ganacsiga”Daawo Muuqaal
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadaw Oo Madaxweyne Muuse Biixi Eedo Culus Ujeediyay Ku Tilmaamay Madaxweyne Saami Ku Khasba Shirkadaha Waaweyn Ee Ganacsiga"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/oAiX_rn4yKw
...
Friday, September 16, 2022
-
Danab Dad Ku Laayay Magaalo Ka Tirsan Somaliland
Oodweyne(Berberatoday.com)-Ugu yaraan inta la xaqiijiyay Hal Qof, ayaa dhintay, halka Laba Qof oo kalena ay dhaawacmeen, kadib markii uu danab ku dhacay qoys 7 Qof ka koobnaa oo ku dhaqan deegaan u dhexeeya magaalooyinka Oodwayne ...
Friday, September 16, 2022
-
Waayeel Iyo Waxgaradka Beesha Muuse Ismaaciil Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyay Madaxweyne Muuse Biixi Oo Umagacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Debeda”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Waayeel Iyo Waxgaradka Beesha Muuse Ismaaciil Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Celiyay Madaxweyne Muuse Biixi Oo Umagacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Debeda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/...
Friday, September 16, 2022
-
War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynihii Madasha Dhaqaalaha Ee Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirweynahii madasha dhaqaalaha Somaliland ee heer Qaran 2022 oo muddo saddex maalmood ka socday Hargeysa, kana soo qeybgaleen in ka badan 300 oo isugu jira Dowladda, Ganacsatada, Hay’addaha Caalamiga ...
Friday, September 16, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Oodweyne Ka Sheegay Inuu Qabashada Doorashada Diyaar Uyahay Wakhtigeeda”Daawo Muuqaal
Oodweyne(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Oodweyne Ka Sheegay Inuu Qabashada Doorashada Diyaar Uyahay Wakhtigeeda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/D0qF92mcFQs
...
Friday, September 16, 2022
-
Puntland Oo Digniin Culus Kasoo Saartay Dhaq-dhaqaaqyo Ay Waddo Dowladda Federaalka
Garoowe(Berberatoday.com)-Maamul goboleedka Puntland, ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo dhaq-dhaqaaqyada la xidhiidha shidaalka Soomaaliya ee ay waddo dowladda federaalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, aya...
Friday, September 16, 2022
-
Qandaraas Bixinta Shidaalka Dawlada Xamar Oo La Ansixiyey
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddiga isku-dhafka heer Wasaaradeed ee Qandaraas bixinta ee Soomaaliya, ayaa ansixiyay habraacyada qandaraas bixinta shidaalka ee u gudbiyay Wasiirka Wasaarada Batroolka Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar ...
Thursday, September 15, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|