|
Warar
-
“2 Sano Oo Isku Xiga Somaliland Saddex Meelood Ayaa Gubatay” Wasiir Shugri Baandare”Daawo Muuqaal
"2 Sano Oo Isku Xiga Somaliland Saddex Meelood Ayaa Gubatay" Wasiir Shugri Baandare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NuAC5kcU5oI
Berberatoday.com...
Sunday, August 14, 2022
-
Xildhibaanada Mucaaradka Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaannada ka soo jeeda xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay habkii ciidamada boolisku ula dhaqmeen mudaharaayaasha mucaaradka bannaanbi...
Sunday, August 14, 2022
-
Eedeymihii Ugu Horeeyay Ee Ku Shubasho Oo Kasoo Baxaya Doorashada Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Isagoo aan wax caddayn ah bixin, ayaa xoghayaha guud ee xisbiga talada haya ee Kenya waxa uu sheegay in doorashada lagu shubtay, taasoo sii kicisay walaaca shacabka Kenya Jimcihii, iyadoo warbaahintu ay...
Sunday, August 14, 2022
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Qaabiley Wefti Sare Oo Ka Socda Dalka Maraykanka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil ciidan iyo ...
Sunday, August 14, 2022
-
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaano Katirsan Gobolka Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay xaalada Abaareed ee ka tagaan deegaano katirsan gobolka gabiley
Sidoo kale mayarka iyo badhasaabka gabiley ayaa bulshada ugu ba...
Sunday, August 14, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Dawladda Maraykanka.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur, Danjiraha Soma...
Sunday, August 14, 2022
-
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Somaliland Baaqyo Culusna Ukala Diray Xukumada, Xisbiyada Mucaraadka Iyo Shacabka”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Somaliland Baaqyo Culusna Ukala Diray Xukumada, Xisbiyada Mucaraadka Iyo Shacabka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NHk0yQEhb68
&nbs...
Sunday, August 14, 2022
-
“Digteetarnimada Laga Sheekeeyaa Kama Dhacdaba Dalkeena. Hadii Sadex Jeer Lagu Kordhiyana Sidii Kulmiye Maxay Yeeli Lahaayeen Mucaaradkan Qeylinayaa”Wasiir Cali Mareexaan”Daawo Muuqaal
"Digteetarnimada Laga Sheekeeyaa Kama Dhacdaba Dalkeena. Hadii Sadex Jeer Lagu Kordhiyana Sidii Kulmiye Maxay Yeeli Lahaayeen Mucaaradkan Qeylinayaa"Wasiir Cali Mareexaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2tE3-nMaXio
...
Saturday, August 13, 2022
-
“Madaxwayne Maanta Anagu Eeda Saari Mayno Mucaaradka Ee Adiga Ayaan Ku Saaraynaa Sababtoo Nimanka Mucaaradka Ah Ee Banaanka Fadhiya Waxba Umaanan Dhiiban”Yuusuf Shaacir”Daawo Muuqaal
“Madaxwayne Maanta Anagu Eeda Saari Mayno Mucaaradka Ee Adiga Ayaan Ku Saaraynaa Sababtoo Nimanka Mucaaradka Ah Ee Banaanka Fadhiya Waxba Umaanan Dhiiban”Yuusuf Shaacir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/y57puQoYqeg
...
Saturday, August 13, 2022
-
” Sonsaf Waxay ka Muragaysantahay Dhimashada& Dhaawaca Ka Dhasahy Mudaharaadadii”Anwar Cabdiraxmaan Warsame”Daawo Muuqaal
" Sonsaf Waxay ka Muragaysantahay Dhimashada& Dhaawaca Ka Dhasahy Mudaharaadadii"Anwar Cabdiraxmaan Warsame"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cMHzW7UwZ_s
Berberato...
Saturday, August 13, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|